Home » News »

War Deg Deg ah: Wariye katirsan Universal oo Goordhow Laascaanood lagu dilay

Wararka Caawa ka imaanaya Magaaladda Laascaanood ayaa sheegaya in dil loo gaystay wariye katirsanaa Tv-ga Universal.

Alla ha unaxariistee  Axmed Sakiin Faarax ayaa lagu toogtay Bartamaha Magaaladda Laascaanood.

Tifaftiraha Tv-ga Universal Ridwaan Xaaji ayaa inoo xaqiijiyay geerida  Axmed Sakiin Faarax.

Faah Faahin dheeraad ah dib kala soco AOL insha Allah

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.