Magaaladda Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxaa looga ciiday si balaaran iyadoona kumamaan kun ay kasoo qeyb galeen dukashada SALAADA.
Saraakiisha Shabaab ee gobolka Gedo ayaa iclaamiyay halka lagu dukanayo Salaada, iyadoo halkaasna ay khudbado ka jeediyeen.
Abuu Salma Gudoomiyaha Shabaab ee GEDO ayaa shacabka gobolkaas ugu yeeray in ay ka qeyb qaataan dagaalka ka soconaya goboladda dalka gaar ahaan gobolkaas
Daawo SAWIRADA










Wajiga ayeey qarsanayaan kuwii dadka soomaaliyeed dhiiggooda bannaysatay waxay isku dadeen cimaamadda laakiin ma ogyihiin in aysan ilaahay ka dhuuman karin haddii ay dadka iska qariyaan, midda kale caddaalada qofna kama dhuuman karo way ogyihiin kuwaan isqarinayo sida sharciga loo horkeenay kuwii boosaso culimada ku laayey oo ay u sheegeen falkii ay sameeyeen in uu ahaa fal dambi ah, maantana ay shallayto joogaan, sidaas oo kale ayaa qofkii caadaysta dhiigga shacabkeenna ee haddana u diida in ay noolaada in sharciga loo hor keeni doono oo aysan waxbo qarinaynin cimaamad wajiga la saarto laakiin waa laysyaqaannaa ummadana waxaad ka tihiin tuke cambaarleh oo aan qarsoomi karin, reer baardheere waa dadwanaagsan oo nabadda jecel waxay u baahanyihiin ina ay nooladdaan oo ay beerahooda fashaan laakiin jabhaddaan alshabaab ee aan la aqoonin waxa ay dadka u laynayaan ayaa noolasha u diidan, runtii meeshaas baardheera ah waa meeshi aan ku dhasahay, ku soo koray oo wax ku soo bartay waana goob diineed oo quraanka iyo axaadiista lagu barto waana goob cibaado, dad aan u dhalan ayaa xoog ku haysto oo gobolo kale oo soomaliyeed ka yimid, deegaanaday ka yimaadeen waa nabad umana ay ogolla on ay xabbad ka dhacdo oo dadkale ay ka taliyaan oo aan qabiilkooda ahayn, waxayse doonayaan in deegaanada kale aysan nolol ka jirin oo aysan xasilin tusaale nimanka ka soo jeedo hargaysa ee xoogga ku joogo baardheere deegaankii ay ka soo jeeden ee Burco iyo hargaysa waa nabad, iskuullo iyo jaamacado iyo isbitaallo iyo horumar kale ayaa ka jiro, baardheerana waa cuna qabteeyeen oo noolashii ayeey ku cariiriyeen, arrintaas waa caddalad darro, waxayna sheeganayaan nimankaas culimo inkaste oo aan ognahay culimanimadooda in ay beentahay oo ay yihiin dad xumaan ku heshiiyey iyo in ay dhiig soomaaliyeed daadiyaan, waxaanse u sheegaynaa in aan loo caffin doonin dambiga ay galayaan.
maasha alaah waan ku farax sanahay si laaga wada iidey dhamaan somaaliya gaar ahaan baardheere cadey kiin hilowy