Home » News »

Deg Deg: Qarax xooggan oo goordhow gil-gilay Magaaladda Kismaayo

Qarax xoogan ayaa goordhow laga maqlay magaaladda Kismayo ee gobolka Jubada Hoose.

Qaraxan ayaa lasoo sheegayaa inuu ahaa bambo nooca dhulka lagu aaso ah oo lala beegsaday ciidamada dowlada ee kusugan kaniisadii hore ee Talyaaniga .

Ku dhawaad 2 askari ayaa lasoo sheegayaa in ay geeriyoodeen kuwa kalana ay dhaawacmeen.

Dad kusugan Kismaayo ayaa soo sheegaya in xaaladu ay tahay mid aad ucakiran, waxaana soconaya howlgaloo balaaaran.

Waxaa jira warar sheegaya in qaraxa uu ahaa mid horey loogu sii aasay Magaaladda.

Wararkii soo kordha kala soco AOL insha Allah

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.