Home » News, Waraysi »

Faroole oo soo dhaweeyay Maamul usamaynta Jubooyinka kana digay qabiilo gaar ah ‘Daawo Muuqaal”

Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyed ee Puntland ayaa soo dhaweeyay qorshaha Maamulka loogu samaynayo goboladda Jubooyinka.

Waxaa uu sheegay in ay la socdaan qorshaha lagu samaynayo Jubaland kaas oo uu sheegay inu yahay mid wanaagsna.

Hase ahaatee Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in ay jiraan dad qaab qabiil wax uwada oo diidan nabada iyo maamul usamaynta Jubooyinka.

Dr Faroole ayaa soo hadal qaaday arimaha siyaasada Soomaaliya gaar ahaan Xukumada lafilayo iyo doorkii ay Puntland kalahayd doorashadii madaxweynaha, iyo ansixintii dastuurka.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka

 

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

13 Jawaabood " Faroole oo soo dhaweeyay Maamul usamaynta Jubooyinka kana digay qabiilo gaar ah ‘Daawo Muuqaal” "

  1. qarho sare says:

    WUU SAXAN YAHAY MADAXWEYNAHA XAQA AH E ILAAHAY INA SIIYEY HADALADIISU WAANA KU GAWRACANAY ALAAHAY HANOO DAAYO JUBALANDNA DADKII LAHAA WAY HAYSTAAN MAANTA AWEL DAD AAN LAHAYN BAA JOOGEY HA NOOLAATO DHULKA DADKII LAHAA JOOGAAN HA LA ISKA DAAYO OO DHULKA MAQAN HA LA RAADIYO SIDA DHUUSA MAREEB IYO KUWO KALE

  2. Dr Hussein says:

    Waxay ila tahay odeygaas inuu sax yahay waayo Puntland, Galmudug, Xubin iyo Xeeb haddii ay sameysmeen maxaa u diidaya in dadka Gedo iyo labada Jubba ay iygana sameystaan maamul dadka degaanka oo idil ay ku mideysan yihiin sida meelaha

  3. Run sheeg says:

    asc anigu aad baan u soo dhaweynayaa in dadka jubooyinka maaamul loo sameeyo aan cid lagala tashan dadku isku tashado oo dadku ay wax fahmaan oo aan lagu shaqaysan oo aan la qaybin in badan baa la kala qaybiyey oo laysku dfirayey maanta waa inaay gartaan deantooda oo aan qabiil laa kala saarin dhamaan isku qabiil baad tihiin dadka wax halkan ku qora wax dadka isu keenaya ku qora beel 5 family ka degto baa dhahaya jubooyinka baan degnaa, xamar dadka jubooyinka dega way degaan waxna looma ogola ,ninkii aan wax kuu ogoleyn inaad la tashato waa xaaraan ,waxaadnatahay dayuus xun , waayo gurigaagii buu haystaa haddii aad tagtid kuuma ogala oo wax tanaasul ah ma laga sugayo,talo adag baa loo baahanyahay adigoo cidna aan ku xadgubey,ok

  4. yusuf says:

    asc marka hore waxan salamaya bulshawaynta juba anigu waxay ilataha Dadka dagan jubada hose iyo jubada dhaxe iyo jubada sare o geda ah waxa deqdo nabad

  5. Hadalka Faroole malaha wax tulxaana waqtigaan gaar ahaan markii uu ka hadlaayay Jubalaan,marka dadka waxaa madaxooda kujira in faroole uu arin qabiil ka hadlidoono sidii lagu yaqaanay qaab qabiil, laakiin markaan waxaan orankarnaa hadalkiisu waa hadal saliim ah,

  6. dhasheegduur says:

    Waxey ila tahey Faroole ma taageero laakiin dhurwaa dhurwaa ka gardran waan ka dhrfaa,. Waxaa dalkii qabsadey nin qabiil lagu aafeeyey, oo jiran bi macnaa kalima. waxaa laga hayaa in uu ku waashey Gedo iyo Baay ha la israaciyo, mana jiraan wixii Maxamed Siyaad sameey laakiin Baladweyne Laba gobol oo shariif hala raaco. Markii la yiri war dalka hogaami oo waxaad madaxweyne u tahey dalka oo dhan wuxuu ku jawaabey waxaan ahey Madaxweyne Irir ee Isaaq wixii lagu sameeyey Isulliska halagu dhigo. Mardanbana yaanan idika Maqalin Daarood Laba dhinac yuu iga dagin dalkaan ka saarey eh. Marka Faroole garbuu leehaey hadalka uu leeyahey. Dalkii oo Barwaaqo ah sow loogama tagin 1991 sow Kuma ayna mashquulin Maxta sow bahal Iyo alqaacida kama dhalan caasimadii wadanka sow lama samatabixin oo marlabaad ciidan Ajnami looma keenin lagama saaran TNG lama oran Daadihi, sow kisaanyo iyo Gedo Kuma mashquulsanada, walee soomaali meel dheer baa laga dooni, haddii aan Awrka Dooh la oran

  7. abdiqani says:

    ku caqli maanta waa laga ilbaxay waxaan tabsadey kismaayo gaalo iyo islaam weey ogtahay jubada hoose iney dagin mareexaan. mida kale marexaan faroole xaqooda asaa uradiyo oo shir kasta somalia ledahay cadka darood faroole ayaa kaso qaso sidaa ula soco miskiin aan wax ogeen baa tahay ee orod marexaan so wareeso laan gaab yahow

  8. calas says:

    kkkkkkk
    waxaan la yabanahay ninka faroole leh waxba kaama gali ee in tuu caabud waaq ka cararay leh iyo buur dhuubo leh kismaanyo ah ah guri cablalax maxaa kagalay faroole waad ogaan markii maamul loo sameeyo waxa aad ku yeelayo in aad biyo maal u daba fariisato iyo in kale magaalada dadkii aad xoolohoodi bililiqayseen 10 sano oo u danbeeyey ayaa leh mawaad sheegan jilib afmadow jamaame dhoobley qoqaani iyo kismaanyo ah xarunta gobalka misa sidii ayaad dhahaysaa qori ayaan haystaaye adeero bare kismaanyo aan aadno kablalax ayaa naga soo saraye

  9. mohammed ali says:

    ASC ciid wanaagsan
    @caaqil
    reer gado raali ahaada, cudurku reerka maahan ee waa nimcadaas iyo wabiyadaas waa in laysfahmaa ee hala qaybsado hana lugu wada noolaado iyadoo raali laga wada yahay.

  10. Subayr says:

    Warka ku tiri kuteenta ah intaad iska dhaaftaan daarood dunida baal ka raaca wxaad ahaydeen libaaxa geeska afrika maantana waxaad tihiin jiirka geeska afrika idinkaana is dhigay lax waliba shilalkay dhigataa lagu qalaa intaad idinku isku maqnaydeen ayaa la qaatay dhuusa mareeb kaalkacayo sool sanaag iyo cayn xageed joogtaan imika kismaayo ayuu mareexaan doonayyaa harti baa rabo absamaa kalii isku wada iska dhaafa waxaas ewaa magaalo daarood kudaaya haloo lkala badnaadee bYyyyyyy

  11. Mahamed says:

    horta yaan la fiirin hadalka loo soo qoray oo uu dadka ku qayaanaayo.
    ???? iyo kuwa lamidka ah waa jiran yihiin.
    markii laysku soo duubo ????? calooshiisha waxa ka buuxa cuqdad iyo nacayb, hadda waa is qarinayaa.

    asagu wuxuu ka mid yahay kuwa dadka ku kale qaybiya ??? markay dantii ay lahaayeen ka heli waayo madana ku hadaaqa ???? ayaan isla nahay oo dadka ku kala qaybiya qabiil.
    ?????? hada waxa hadalkaas uu dhahayaa waa isqarinayaa waa sirtii looga bartay.
    dib taariiqda u raaca sida uu u ??? iyo ??? wuxuu u qabaa in la ilaaway dadkuu argagixisada ku tilmaamay mama ku diray SNM asagoo iska gadaya ???? iyo in uu qarsan waayey cuqdadii uu u qabay dadkaas ?????? ah oo uu ka xunyahay wanaagooda.

    ???? iyo xulufadiisa waxay qariyaan dadka ???? ah oo wanaag suubiya si loo dhaho wax kasta waxaa ugu fiican dadkiisa.

    ???? wuxuusan ogayn in darood ku jiro dad uusan asagu gaari karin.
    waxay isku dayaan inay dadka siraan oo been u sheegaan, waxaasna waa lala gartay.
    ????? waa is qasaariyey waxaan leeyahay macasalaama.

  12. amir jariqo says:

    ganbaal ninkii gataa guntada ayaa kasocota juboyinka sabtoo ah intay so martay bal arka 1 isbursigii dagaalkii sokeye ragaa kunastay kismayo way isi siiyen morgan madax u ahaa 2 reer mudugoog oo caydidi horboodayay waa isi siyen 3 reer galgaduud oo laba dhinacah ay horboodayaan b/hiiraale iyo seerar way isi siyen 4.alshabaab waa isi siisay 5 hadana rag laga so aruurshay kenya iyo ethiopie iyo qaybo somaliya kamida ayaa hada tagan iyo kuwo dawlad ku ganbanaya intooduba qori lee ku imaaden aaway dadkii lahaa dhulkan maxaa loogu xoogsheganaa reer juboyin qori maqataan idaacadaha markay ka hadlayaan hadba qofkii qabsada luuqadisa fiiri malaha luuqad reer guri waa wada galti iyo indha cadays dhul ninkisa u haraya ee meel cila ah haku dhimanina taas waa talo ku socota reer qori waxku doone

  13. ASC WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAANTIIN SALAAN KADIB WALAALAYAAL WAA NASIIB DARO 21 SANO KADIB HADII KHABIIL WALI NAGA WADA GUUXAYO MAAL IYO MOOD WAXAAN LAHAYNA MEESHA AY MAREEN AAN WADA OGNAHAY WAR MADUMAARBAAD TIHIIN AYAGAA LAYIRI UMUSHOODA WEY ILOOBAANE WAR 21 SANO KADIB KHABIILKEE HORUMAR KAGAARAY DAGAALKII KHABYAALADA ALLAAN IDINKU DHAARSHEE? HADEY JAWAABTU MAYA TAHAY ILAAN WAAN WADA OGNAHAYE MIYEYSAN DANTA UMADU KUJIRIN SIDEEN NABAD UGU WADA NOOLAANAA MIDA KALE GOBOLADA JOBOOYINKU WAA KUWADA FILAN YIHIIN INTA DAGAN IYO SOOMAALI OO DHAN MARKA NIMANKIINAAN SIDA GARASHO XUMADA AH U HADLAYA KAWAANTOOBA HADALADA NOOCAAS AH DADKA KASOO JEEDA JUBOOYINKA IYO GADO WAXAAN LEENAHAY WALALAYAAL NABAD LA,AAN DHIBAATADA AY LEEDAHAY WAAN SOO ARAGNAY HADA WAXAAN UBAAHANAHAY NABAD IYO HURUMAR IYO ISXAQDHOWR INAAN KUWADA NOOLAANO GUUD AHAANTEEN IYO GAAR AHAAN BEELAHA WALAALAHA AH EE WADA DAGA SEDEXDAAS GOBOL DHAMAANTIIN FURSADA NABADA YAAN LADAYICIN AANA KAWADA FAA,IDEYSANO