Magaaladda Jilib ee gobolka Jubada dhexe ayaa waxaa looga ciiday si weyn, iyadoona qaar kamid ah Saraakiishii Shabaab ee goboladda Jubooyinka ay kusugnaayeen halkii lagu dukanayay.
Dad kusugan Jilib ayaa AOL usheegay in Saraakiishii Shabaab ay dadka salaada kula dukadaeen Barxad kutaal gudaha Magaaladda.
Waxaa ay ugu baaqeen shacabka in ay ka qeyb qaataan difaaca goboladda Jubooyinka.
Al-Shabaab-ka Jubooyinka ayaa laga qabsaday deegaanadii muhiimka ahaa sida Magaaladda Kismaayo.
AOL Muqdisho Office







comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.