Home » Archive Daily November 5th, 2012
Xildhibaan Hilowle Aden Maxamuud oo sheegay in dadka kasoo jeeda gobolada Jubbooyinka iyo Gedo laga rabo in ay sameystaan maamul goboleedka Jubbaland (Dhageyso wareysi)
Nairobi, Kenya (AOL) – Wareysi uu maanta siiyay shabakadda AOL Hilowle Aden Maxamuud oo ka mid ah xildhibaanadii hore ee Soomaaliya ayaa waxuu si faah-faahsan uga hadlay mowqifkiisa ku wajahan maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka iyo Gedo.
Xildhibaanka oo mar wax laga weydiiyay in ay caqabad ku noqon karto dowladda dhexe ee Soomaaliya maamul u sameynta Jubbaland State ayaa waxuu yiri “ma...
Xildhibaan Cabdulaahi Qorax oo Baarlamaanka ku booriyey inaay Ansixiyaan Xukuumadda Cusub (Daawo Video)
Xildhibaan Cabdulaahi maxamed Xirsi (Qorax) oo kamid ah Xildhibaanadda dowladda Federaalka Soomaliya ayaa shalay Shir Jaraaid oo uu ku qabtay Magaaladda Nairobi wuxuu soo dhaweeyey Xukuumadda uu ku dhawaaqey raysal wasaare Saacid asagoo sheegay inaay tahay xukuumadda kooban oo dalkuna u baahan yahay.
Sidoo kale, xildhibaanka ayaa ka codsadey Xildhibaanadda baarlamaanka Soomaliya inaay si dhaqso leh...