Home » Archive Daily November 13th, 2012
Visit the official website of the Shire Jama Ahmed (the inventor of the written Somali language into Latin script)
Shire Jama Ahmed is the inventor of the version of the Latin script that is today the official language of the Somali people. Shire Jama Ahmed was also the first president of the Somali National Academy of Culture and founder of the first Somali National magazine titled ‘The Light of Knowledge and Education’ (Iftiinka Aqoonta)[1]
This piece of biography about the Creator of Written Somali was written...
Talooyin ku socda Dowldda Federaalka Soomaaliya iyo Beesha Sade
Marka hore waxaan hambalyo iyo bogaadin udirayaa hogaanka cusub ee dowladda Somalia khaasatan Re-isul wasaare saacid oo soo dhisay dowlad kooban oo tayo leh taasoo ka turjmumeysa baahida dadka Somaliyed,hadaan u soo gudbo maqaalkeygan ee aan cinwaan uga dhigay (Talooyin ku socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Beesha Sade) runtii aniga marna ma jecleyn faragelinta dowladaha daris ka ah sida Itoobiya...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Tarsan oo ka baxay xildhibaanada barlamaanka iyo badalkisii oo la dhaariyay
Waxaa maanta xildhibaanimo loo dhaariyey inuu ka mid noqdo baarlamaanka Somaliya Dr Cusmaan maxamuud Dufle .
Xildhibaano kusugan golaha shacabka ayaa sheegaya in maanta loo dhaariyey xildhibaanimo Dr Cusmaan Dufle iyadoona lagu badalay booskaasi Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ah gudoomiyaha gobolka Banaadir.
Dr Dufle ayaa ka mid ahaa dhaqaatiirta Somaliyeed kuwooda tirada yar ee dadka wax uqabta...
Deg Deg: Golaha Wasiirada Xukumada Dr Saacid oo la ansixiyay
Xildhibaanada barlamaanka dowlada Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay golaha wasiirada Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Dr Saacid Faarax Garaad.
Wasiirada ayaa saakay la horeegayay barlamaanka iyagoona warbixin ka dhiibtay waxa ay qaban doonaan hadii ay codka kalsoonida ka helaan mudanayaasha barlamaanka.
Qaab Fartaag ah ayaa gudoonka barlamaanka uu amray in lagu ansixiyo xukumada Dr Saacid...
Shir ay yeesheen Jaaliyada Reer Garaad ee Norway oo looga Hadlay Arimo Horumarineed
Shirkaas oo ahaa shir ay isugu imaadeen jaaliyada reer Garaad ee ku nool Norwey iyo Wakiilka Ururka Gannaane ry ee Finland kaas oo gacanta ku hayo wax barasha Degmada El-Adde iyo Tuulada Garboolow ee ka tirsan Degmada luuq. Shirkaas waxaa uu kadhacay magaalada OSLO waxaana kasoo qaybgalay inta badan xubnaha jaaliyada ee kunool dalka Norwey iyo Wakiilka Gannane ry waxaana looga hadlayay arimaha...