Home » News »

Kulankii 4aad ee Ururka Waxbarashada iyo Caafimaadka oo Dhawaan ka dhici doona Seattle.

Ururka Waxbarashada iyo caafimaadka ee African Development for education and health (ADEH) ayaa qabanaya kulankiisiii 4-aad ee uu qaban jiray kuna soo bandhigi jiray wax qabadkiisa sanadkii tagay.

Kulanka sanadakan waxaa uu ka dhacayaa Magaalada seattle, ee gobalka Washington gaar ahaan xaafadda New-Holly.

Adress-ku Waa: 7054 32nd Ave S Seattle WA 98118

Waqtiga: 4:00 PM- 9:00 PM

Halka hoose ka eeg Flyer-ka.

 

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.