Ugaas Maxamed Wali Shekh Axmed-nur oo ka hadlay Arimaha Jubooyinya ayaa waxaa waraysi layeeshay maalintii shalay BBC Qaybta Af Somaliga ku hadasha.
Ugaas Maxamed Wali ayaa si qayaxan uga hor yimid qorshaha maamulka loogu samaynayo Jubooyinka iyo Gedo oo dhawaan la filaayo in laga hirgaliyo koonfurta Soomaaliya. Ugaaska ayaa waxuu sheegay in arrimaha Kismaayo Somalidu go’aamin karto isla markaana aan loo baahnayn in IGAD ama Kenya ay fara galiyaan arimaha maamul u samaynta Jubooyinka.
Sidoo kale, Ugaaska ayaa sheegay in Madaxwaynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Shekh Maxamuud uu uga xaq badan yahay dowlada Kenya oo iyadu lug ku leh qorshaha maamul u samaynta ee Jubooyinka iyo Gedo.
Halkaan ka dhageyso BBC-da oo Ugaas Maxamed Wali ka wareysatay arrimaha Jubbooyinka
————
Wareysigaan waxaa AOL usoo gudbiyay Deeq Askar, somali51@hotmail.com.
ugaasku waa ku saxsan yahay fikirkiisa waa shaqsi damiir wanaagsan leh
ugaskena wansalami lahay , waxana kadadicin lahay in mamulka lashegayo sharciga somalia uu qorayo shacabkasta inu xaq uleyahay inu mamulkisa sodisto, wa mida kale aniga waxay ilatahay in Kenya iyo igad ba aykudaxjirin shirka ee waxa shirayo mumulka disanayo aytahay dadka ayquseyso arinkas, madaxweynaha iyo inti kahoresaba inay dhib ugestan ma ogiye jubaland waliged waxba umatarin hadey katagiweyso Allah haunaxariste abdulahi usuf aya isku taxlujiye inu mamul usameyo wuna kugulestay taas na waxa kala dantalay cayr iyo besha sade, war runta halaga dawajiyo dadka cadalad halosameyo maahan in kenya laxajimeyo ayado ladihikarin rer juba sidini iska ahada mamul nilama ogolo, sharif aya digaye dagalkad aragtay ila gas iskugafen, hadana sacid iyo gurgurte inay iskugudici donan ayan fila , way madaxda iskugu gafta hadi madaxweyne kasto dacad uyahay somalia ? somalia nin dacad ayey ubahantahay inu hogamiyo qofan Abdulahi usuf Allah unaxariste an ehena wali masomarin, farmadojo aya kuxigay kasna dad an xaqa jeclayn aya udiday Ee runta halaga dawajiyo mar waliba
ugaaskaa waxan leyahay kheyr allah ku siiyo hamigii bonomey ayaa kugu jiira somalinimo siyaad bare kama dambeyn wuxu ku hamiin jiiray ayaad waada taasna asagay u sheqeyn laha adeer macan laaakiin federal weeye hawiye madaxweynahooda guuryihi dadka hala baxo ma oroon wuxu yiri qofkii awaada ha baneyo guuryaha dawlada garoowena muqdisho isku mid ma ahaan ilahay haa ku naxariisto raa yigaas waa dhamaday guurigaga dhiiso dadkana ka ceesho
waa ka xumahay ugaaska in uu afhayeen u noqodo xassan culusow.
dagaalkii ???? weli ma dhamaan. kismayo howsheeda mamul u samaynta waa dhamaatay. .
bilaahi calayk ugaas yaan lagaa wasakhaynin shaatiga.
Ugaaskani fikirkiisa gaarka ah ayuu ka hadlay ee inta badan shacabka gobolka wexeey u baahanyihiin maamul eey aayahooda ka turjumayo….dowladan la sheegaya ayaa Kenya lagu soo dhisay, puntland iyo somaliland itooiya ayaa ka danbeeysa weeyna kukala badbaadeen….xamar wanaageeyga iyo rabitaankeeyga eeysan igu taageerin ana mataageerayo…..kenya waxba madhaanto itooiya oo aan sharciyeesneeyn,Uganda, Burandi iyo Jabuti….Shisheeye iyo sokeeyaba waan kal-kaalsaneeynaa…..Maya Isbaaro, Maya Maamul La’aan, Diidnay Fitnada, Dabka iyo
ugaaska waa saxanyahay waa wax lala yaabo madaxweynaha umada soomaaliyed loogu diiday kenya kibaki loogu ogolaaday in uu maamul u sameeyo cajiib caku dadku aqli yaraaaa
ugaaska waa saxanyahay madaxweyne ma waxaa ka ah kibaki mise xasan shiikh????????+
ugaas maxamed wali ilaahay hadaayo alla maxuu xaq ku adimay waanan la maqlayne lakiin waxaan u qiray inuuyahay halyeey raganimo badan oo geesi ah mashalah
UGASSKA WAA IN UU SOO QARIYAA DASTUURKA SOMALIA AY SAMEYSATAY NINWALABA DHULKIISII AYUU DHISANAYAA UGASKANA WAA REER GEDOOD AH MARKA WAA IN UU WAX KADHISAA ARIMAHA JUBOOYINKA IYO GEDO UU FARAHA KALA BAXAA NIMANKA MAXAR JOOGO,