Home » Archive Daily November 26th, 2012

Madaxweyne Xasan Sh oo safaro ku tagaya dalalka Kenya, Jabuuti iyo Itoobiya

Nov 26, 2012
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Saaka u socdaalaya Dalalka Dariska la ah Soomaaliya Sida Dowladaha Jabuuti iyo Itoobiya. Wararkii ugu dambeeyay ee Ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Garoonka Diyaaradaha uu ku sugan madaxweynaha iyo wafdigiisa, isagoo u socdaalayo Dalaka Jabuuti iyo Itoobiya. Madaxweynaha Dalka ayaa casuumad ka helay Madaxweynaha Dalka aan... 

Howlgalo balaran oo ka soconaya degmada Hurwaa ee gobolka Banaadir

Nov 26, 2012
Howlgalo balaaran ayaa saaka si wada jir ah uga bilowday xaafado ka tirsan Degmooyinka Huriwaa iyo Yaaqshiid, iyadoo ay wadaan ciidamada Nabada Sugida Gobolka Banaadir. Sida ay sheegayaan wararka howlgalada ayay ciidamada saaka salaadii subax kadib ka bilaabeen xaafada Suuqa Xoolaha, iyagoo guri guri u baaraya, waxaana howlgalka ka mid ah Baaritaano ay ciidamada ku galayaan guryo la soo farmuuqay. Holwgalkan... 

Gudoomiyihii Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho oo goordhow ladilay

Nov 26, 2012
Waxaa goor dhow gudaha Suuqa Bakaaraha lagu dilay Gudoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Axmed Nuur Awdiini, iyadoo lala dilay mid ka mid ah Ilaaladiisa. Wararka na soo gaaraya ayaa sheegaya in dilka Gudoomiyaha uu ka dhacay afaafka hore ee Xafiiskiisha Shaqada, xili uu saaka gali rabay, waxaana wali soo baxaya warar is khilaafsan. Saacadu marki ay ahayd 7:35 ayaa waxaa is hortaagay Gudoomiyaha Mid... 

AFP: 12 ruux oo ku dhimatay dagaalkii ka dhacay magaalada Beled-Xaawo

Nov 26, 2012
Xarakada Alshabaab aya dhawaan weerar culus ku soo qaaday magaalada Baled-Xaawo, iyadoo xarakada Magaalada maamuleysay wax ka yar laba saac. Dagaalka wuxuu dhexmaray alshabaab oo weerar ahaa iyo ciidamada Dowlada iyo Ahlu suna oo dhinaca ah. Hadaba dadka ku dhintay ayaa la shaaciyay, waxaana tirada dhimashada la sheegay inay ahayd 12 ruux oo isugu jira kooxohii dagaalamay iyo Dad Shacab ah. “Kooxaha...