Home » Archive Daily November 27th, 2012

Qarax ka dhacay magaalada Marka iyo Howlgalo soconaya.

Nov 27, 2012
Qarax xoogan ayaa maanta magaalada Marka ee gobolka Sh/hoose lagula eegtay ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya Rag hubaysan ayaa la sheegay in ay Bambo ku tuureen ciidamada dowlada oo howlgalo ka waday gudaha magaalada sida ay goob joogayaal sheegeen Lama sheegin wax qasaaro ah oo ka dhashay qaraxan lagu weeraray ciidamad dowlada, waxaana qaraxa kadib la maqlayay rasaas ay ridayeen ciidamada dowlada Wararka... 

Faah Faahin: Dagaal ka dhacay gobolka Sh/hoose.

Nov 27, 2012
Wararka ka imaanaya gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dowlada Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada AMISOM iyo ururka Alshabaab. Dagaalkan si gaar ah uga dhacay degmada Janaale iyo Degmada Qoryooley halkaasi oo la sheegay inay ku sugan yihiin ciidamada Alshabaab,iyadoo ciidamada Alshabaab ay is difaaceen. Wararka ayaa sheegaya Dagaalkaas...