Wararka naga soo gaaraya Degmada Xudun ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal xooggan uu ka dhacay halkaasi kaas oo aad uu sii xoogeystay.
Dagaalkaasi ayaa u dhaxeeyay ciidamada maamulka Somaliland iyo ciidamada maamulka Khaatuma State, waxaana la sheegayaa in xoogiisa uu iminka sii yaraanayo.
Sida ay sheegayaan masuuliyiinta maamulka Khaatuma dagaalka waxaa uu yimid ka dib markii ciidamo ka tirsan maamulkooda ay weerarka ku qaadeen degmada oo ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan maamulkaasi.
Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha maamulka Khaatuma Maxamuud Sheikh Cumar ayaa goordhow sheegay in degmada ay gacanta ku hayaan maamulka Khaatuma ayna ka hortageen qorshe la doonayay in dadka deegaanka ay ka qeyb galaan doorashooyinka golaha deegaanka ee maamulka Somaliland.
Xaalada Degmada ayaa ah mid degen waxaana la ogeyn qasaaraha ka dhashay dagaalka maanta walow maamulka Khaatuma ay sheegteen inay qabsadeen gaadiid dagaal.
Wararkii soo kordha kala soco AOL insha Allah
Beelaha Soomaaliland ma waxay moodeen dadka ree khaatumo looma ooyaan ay waxay doonaan ku sameyn karaan maxay tahay khasab igu dooro waana ku laynayaa, ta kale beesha daarood qabiilkaan iyo qabyaaladdan cid waliba caddeysatey ee ku faaneyso kuna duullaanka tahey maxey kaligood u xeerinayaan hawiye iyo isaaq waxay wacad ku mareen iney beesha daarood sida deeradii u nugaarsadaan laakiin ha ogaadaan waraabe daaley dirirtiisaa loo tagaa, khaatuno you are not alone keep your head up, dulmigu meeshuu ku dambeeyo ha la arko iyo guri qarshaa ku jira oo uu ka burburayo,
Khatumo state wax latageero ma astaahisho dhagaha halaga garaaco. Anaga aya halkaas gaadhsiinay ciidankana iyo dhaqaalahanaga ayn u hurnay waxaana difaacay ciidanka liyu police from jigjiga. Waaa gii hore marki lasoo weerarary oo xita somaliland iyo itobiya ay isugu dhaceen, cali khalif galayr taleex cidanka jigjiga kasoo qaaday aya geeyay iyagoo somaliland sii dhexmariyay cid lahadashayna majirin waayo liyu police ka somaliland iyaga aya laga danbeeya. Maxay noogu badaleen inay tageeraan hawiye kana horyimadan jubaland. Iska dhiciya isaqa lkin ogaden haku xisabtamina inuu idiin yimaado, markii horeba anaga aya halkaas gaadhsiinay mooye mar hore in la-adoonsado iyo in ladilo laga dhigi lahaa. No more hada kadib.
Liqaaye nin naceybka Khaatumo iyo dhulbahante ku fogaaday baad u hadal egtahay mana filayo in aad Liyu Police iyo Reerka Absame ka tirsantahay, mana ahan hadal lagu yiqiinay Reer Jig Jiga marka dadka tolka ah ha isku dirin adigoo isticmaalaya magac beel kale waana la wada yaqaan reerka ku caan baxay isku dirka reerka dhexdiisa iyo hadba awr ku kacsiga reer khaatumana weligood kama hor imaan arrin Daarood iyo Soomaali 2daba marka ilaahay ha ku caafiyo xanuun xun baa wada haya reerkiina weliba hada cudurkii ugu dambeeyay wuxuu noqday Khaatumo sideedana hadii aad reer Khaatumo u dan leedahay u soo bareer adigoo sheeganaya reerka aad tahay oo aan ummad kale ku daba dhuumaneyn sida Reer Jig Jiga xanuunka ku hayana halkaa baa laga dareemi karaa maxaa isku keenay Somalidiid iyo edeb daradooda baa laga hadlayaye maxaa keenay Jubba Land iyo Hawiye iyo Liyu Police. I Rest My Case.
waan u mahadcelinayaa walaalaha daarood gaar ahaan absame iyo sade waxaana leeyahay walaalayaal iidoor anaa isaga filan ii daaya anaa ku caelinaya buurihii ay saarnaan jireene wax yar ii kaadiya inta aan UNka kasoo dhamaanayo kadib dagaal ayaan kaga saarayaa sool iyo sanaag.
khaatumo waa colaad huriyaal dhulbahantena uma dhama waa qaar somaliland la socda iyo qaar puntland la socda.khaatumo waa qurbajoog100% waxayna go,aan ku gaadheen in ay colaad iyo qabiil iska horkeen ku dhex wadaan umada soomaaliyeed ee colaadu hadhaysay mudo laba iyo labaatan sano ka badan. waan ognahay maanta soomaaliland waxa ka jira nadaam wanaagsan oo looga baxayo baxayo dawlad la,aanta soomaali ku habsatay .waana inaanu ku dayanaa oo dhamaan gobalada kale ee soomaaliduna ay sidaas oo kale sameeyaan.
kkkkk
waligay ma anan arkin dhul mahante wax la mid ah iyaga iyo isaaq way is le eg yihiin bal maxaa daba dhigay sadex gubul ayay haystaane isaaq oo iyaba aan meelasha ku haynin waxb hada hadi ay damcaan daroodka kale in uu usoo hiiliyo waxaa ka hor imaanaya guutooyin dhulmahante ah oo sii laanyo ka amar qaadanaysa waligay ma arkin mana maqal dhulmahante oo in loo taliyo mooye cid utalinaya hada waxaan daroodka kale kula talinayaa in lacag loo uruursho in lacag la siiya moye waxkale loogama reebikaro isaaq waa in ay beesha darood lacag u qoodaysaa nimankaas jaamac kadiye waxa uu yiri caqligeeni ma anaa ka dhigay yaa cuna isiiya wakaas gudoomiyihii (SSC) siilaanyo ayuu hoostagay oo marka mobilada ayaa ku arki jiray fadlan lacag ku shubo waxa shalay xudun wererayna waa dhulmahante waxa lawerarayna waa dhulmahan tee waa kaa dhimay oo ku gu dhimay
kkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkk