Home » Meher-Aroos, News »

DAAWO SAWIRADA: Ra’isul Wasaaraha Itoobiya oo casho sharaf usameeyay Madaxweynaha Soomaaliya

Ra’isul Wasaraha dalka Itoobiya Hailameryam ayaa casho sharaf usameeyay Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud.

Casho sharaftaas ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galay xubno katirsan golaha wasiirada labada dowlad ee Itoobiya iyo Soomaaliya.

Madaxweynaha qaranka Soomaaliya iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in ay adkeyn doonan xariirka labada dal.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

5 Jawaabood " DAAWO SAWIRADA: Ra’isul Wasaaraha Itoobiya oo casho sharaf usameeyay Madaxweynaha Soomaaliya "

  1. A.A.Xade says:

    Oo Itoobiya soow madaxweyne ma leh, waa maxay raysalwasaare madaxweyne qaabilaya?!! Mase kaayaga ayaa labada jago isku haaysto?

  2. Jawaab says:

    Jawaab>>>A.A.Xade: Walaal…Itoobiya Madaxweynahooda waa “symbolic” sida madaxweynaha Israail oo kale. Wax awood ah oo weyn ma mahayo. Awooda wadanka waxaa hayo RW.

  3. kaliduul says:

    Saacid wuu hurdaa…ma ka muuqdo siyaasada dalka sida farmaajo…..waxaa igu maqal Saacid in uu yahay magac u yaal ama lagu xumeeynayo sababtoo ah ilaa hada wafuuda caalamaka we soo booqaneeyso Somalia waa in uu asagu qabilaa…madaweynahana dgigiisa uu qaabilo….dhuxulow markuu safar aado waa in sacid uu xilka madaxweynimo uu soo hayaa intuu madaxeeeynaha ka soo noqonayi, lakin safarkan dhuxulow wuxuu kursiga ku aaminay jawari taaso sharci daro ah xaka fedralnimada…..Sacid waa in uu la soo baxaa ilka uu ku goosto cadkiisa….dad buu mathalaa waa in uu ak fadhiistaa kana agdhawaado kuwa uu hoosta uga jiro kheyr lama rabaan….Sacid waa in uu ku xisaabtamaa Jubaland iyo Puntland ayaguu meesha u fadhiya ………

  4. Gaarane says:

    KALIDOOL, walaal RW Saacid ma hurdo oo shaqadiisa wuu haystaa, luqada aad ku hadleysid waa mid aad iyo aad u hooseyso, maxey tahay CAD aad sheegeysid oo aad rabto inuu Saaciid soo goosto?Ma waxaad ka wadaa inuu TUUG noqdo ama QABIIL sedbuursi u sameeyo. Inta badan Soomaalida si qaldan ayey u sheegaan qofka qaranka howsha u hayo uma hayo qabiil ama gobol Soomaali dhan ayuu u hayaa ee waa in taas la aaminaa hadii aan rabno in aan dowlad noqono. RW Saacid Soomali oo dhan ayuu matilaa ee beel ama gobol ma metelo ee darajadiisa hoos ha u dhigin. Hadii aad diideysid in lagu dulmiyo, adigana dadka ha dulmin.
    Wa Bilaahi Towfiiq

  5. saacid waxaa aga fiican in uu galo safar dibada ah qayilaada maalin iyo habeyn ah waa nin u go ay qayilaad xasan culusow iska wareeg afarta sanno adigan saacid iska qayil