Home » News »

Dad badan oo xabsiga la dhigay magaalada Kismaayo kadib qarax ka dhacay

Howlgallo ay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbad Hoose ka sameeyeen ciidamada dowlada ayaa waxa lasoo sheegayaa in lagu qabtay dad garaya ila 8

Howlgalkan ayaa ka danbeeyay kdib qarax qasaaro gaystay oo xalay ciidamada kusugan Kismaayo lagula eegtay gudaha magaalada.

Qaraxan aya si gar ah ciidamada kusugan magaalada lagula eegtay  Warshada Hilibka ee Magaalada Kismaayo iyadoona ay jiraan warar sheegaya in ku dhawaa 3 kamid ah ciidamada ay waxyeelo soo gartay.

Dadka loo xiray qaraxaas aya lasoo sheegayaa in ay ubadan yihiin dhalinyaro laga qab qabtay jidadka waa weyn ee magaalada.

Dhanka kale ciidamada dowlada ee Kismaayo kusugan ayaa dad usoo qabtay dilka nin rayid ah oo habeen kahor lagu dilay gudaha  magaalada Kismaayo.

Lama oga cida ka danbaysay dilka Ninkas rayidka ah, waxaana saraakiisha dowlada ee kusugan Kismaayo ay sheegeen in wali baaritaano ay socdaan.

AOL Muqdisho Office
Email:-Warqaad@hotmail.co.uk

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

3 Jawaabood " Dad badan oo xabsiga la dhigay magaalada Kismaayo kadib qarax ka dhacay "

  1. ciiltire says:

    salaan kadib….. Waa liidnimo in ogaden kenya caruuraha iyo haweenka ku xasuuqo oo xabsi ku xareesto maalin walbo taloow hagaadoo hagaaddhee kenya way noqone kablalax sow halkiisii ku laaban maayo war aargoosta oo ciilbaxa inta kenya joogto,, kablalax iyo kenya deegaan kismanyo waa isaga mid…. Maalin walba boqol boqol haweenka u xirxira …. Kenya gives u farst chance in u r lfe?????? Bosaso iyo qabri dahar diyaara uga soo daad gureya kenya uun kaharimaysid????????

  2. QOQAANI says:

    NINKII ALSHABAAB LA SHAQEEYO WAA LA XIRI SOMALIA WAXAA KA MASUULAHA CIIDAMADA AMISOM IYO KUWA ITOOBIYA MARKA NACASBAATAHAY IN ADD WIXII QABIILKA DHIGTO MADAXTOOYADA WAXAA ILAALIYO CIIDAMADA UGANDA,

  3. abdi says:

    As/caleykum walaal ciiltire waxaan u maleen inaadan aqoon sida waxloo aqriyo mise fahamka ayaa kugu yar.
    Maqaalka halgan ku qoran wuxuu xusay in weerar lagu qaaday askarta dowlada mise ciidanka maamulka meel ey ku sugan yihiin arintaas oo ey keentay dhimasho iyo dhaawac.
    waxaa hubaal ah qofkasto oo aqli leh in ey waajib tahay in ciidamada ey xaq u leeyihin in ey soo qab qabtaan cid walba ey u argaan in ey ka danbeysay weerarkaa. Mida 2aad waxey aheed nin shacab ah in lagu dilay kismaayo taas oo ey ciidanka degaanka ey u qab qabteen tad iyaga oo raadinaya ruuxi ka danbeyay dilkaa.

    Walaal qabyaaladu waa qurun waa wax foolxun nabad makeento indhaha ayee qofka ka ridaa sida hada adiga ku heesato kismaayo waa caasimad sida muqdisho qabiilo farabadan ayaa daga macnaheedu maaha ninkasto oo daarood ah oo ku dhasha muqdisho isagaa ka soo jeedo degaanga balse waxaan leenaha waa ciyaalka xaafata laakin waxaa leh muqdisho qabiilka iyo qabiilka sida hargeysa hawiye darood midgaan cidwalba ayaa daga laakin isaaq baa leh bal u diid adiga, jubada Darood baaleh sida ey hawiye u leyihiin muqdisho,baladweyne,balcad,mudug qeyb kamid ah intaa aan soo sheegay kuli waa lala wada dagaa laakinse maqli meysid darood nin sheeganaya oo dhahay anagaa leh waayo waa ceyb waa damiir xumo waa kaajo waxey ku tusi ruuxa in ey baahi heyso. marka lasoco wajiibka kismaayo wuxuu saaran yahay daroodka daga ilaa iyo imigadan wax dhib ah oo weyn meysan ka dhicin laakin fiiri waraarka saleymaan iyo dhudhuble maanta waxey iska laayen boqolaal bal fiiri baladweyne kaaljeceyl iyo abgaan sidoo kale marka anaga hanagu mashquulin idinga is xaliyo walaal anaguna aan isxalino nadaaya walaal aan niga nasano dhib dooni meyno nabad nabad nabad ku soo dhawoow,