Home » News »

Daawo Video naxdin leh oo ku tusaya ciidamada Kenya oo si xun u garaacaya rag lagu tuhmay in ay xiriir la leeyihiin Al-shabaab.

Citizen TV has obtained exclusive footage of what appears to be Kenya Defence forces soldiers beating some suspects in some unknown location to extract information from them. The soldiers are seen to be caning and speaking to suspects in Kiswahili demanding information.

Although citizen TV obtained the footage in Garissa and was initially meant to believe the suspects could have been part of those involved in the killing of KDF soldiers in the town last week, KDF insists that the footage was obtained inside Somalia and that the suspects were believed to be al-shabaab sympathizers insiders plotting to cause terror attacks.

Sylvia Chebet has that story.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

2 Jawaabood " Daawo Video naxdin leh oo ku tusaya ciidamada Kenya oo si xun u garaacaya rag lagu tuhmay in ay xiriir la leeyihiin Al-shabaab. "

  1. jigjigaawi says:

    waxaa wax laga xumaado ah adoo gurigaaga cadaw la jecel habar baa bari afar wiil oo doqoma ahaa abahoodna libaax ahaan jiray ka dhintay reerkii odaygii libaaxa ahaa kolkaas ayeey xoolihii uga dhintay odaygii libaaxa ahaa uga baqday in raga kale dhacaan kolkaas ayeey tiri afartii wiil ee doqomada ahaa afka isisaara oo u,sha dhulka ku garaaca intaad geedka hoos istaagtaan kolkaas ayaa ragii rabay xoolaha ineey dhacaan waxeey arkeen doqomadii oo shirayo u,shana dhulka ku garaa cayo kolkaas ayeey ragii ka baqdeen bal mareexaanoow geesigii dhimayayee u,sha dhulka ku garaaca

  2. galaayr says:

    Alle ka Cabsada oo iska daaya qabiilka,Qabiil soomali Meeshuu dhigaay waa lagu Hoogaye,dadkiina dhinaca ka raaca.