Home » News »

Shir sanadeedkii beesha Cali Ibraahim (Reer Biciidyahan) oo dhawaan magaalada Minnesota ee dalka Mareykanka ka dhici doona.

Dhamaan waxaa lagu wargalinayaa Beesha Cali Ibraahim (Reer Biciidyan) in la qabanayo shir sanadeedkii dhici jirey, shiirkaas oo ka dhacaya Gobolka Minnesota, Minneapolis; wuxuuna dhacayaa December 22 ilaa 23, 2012.  Haddaba kasoo qeyb-galayaasha ka kala imaanaya dhamaan dalalka Austaralia, Yurub, Waqooyiga Ameerika, Afrika iyo wadamada Carabta waxaa lagu wargelinayaa in ay  waqtiga dhawraan.

Shiirku wuxuu ka dhacayaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota (USA), cinwaanka madasha uu shirku ka dhacayana waa kan hoos ku qoran:133 Industrial BLVD NE Minneapois, MN, 55413
Wakhtiguna waa:  3:00 - 11:00 pm.

—————
Qoraalkaan waxaa AOL usoo gudbiyay Abdibarre Yusuf Jibriil, immigrationtfgs@gmail.com.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.