Home » News, Waraysi »

DHAGAYSO: Xasan Sh oo kahadlay Maamul usamaynta gobollada dalka, sharuud adagna ku xiray

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa si kulul kaga hadlay maamulada ka jira gudaha gobollada dalka kuwaas oo uu sheegay in dhibaato ay ka dhalan karto.

Waxaa uu si gooni ah usoo hadal qaaday maamul usamaynta Jubbooyinka, Hiiraan iyo Galgaduud, Bay iyo Bakool iyo kuwa kale oo badan.

Madaxweynaha dowlada ayaan sheegay in maamuladaas oo an si nidaamsan loo dhisin ay kala fogayn karaan shacabka iyo gobollada dalka.

Xasan Sh Maxamuud ayaa sheegay in ay tahay in la iswaafajiyo dastuurada ay qoranayaan maamulada gobollada iyo kan qaranka taasna ay tahay howl utaal barlamaanka Soomaaliya.

Riix Halkan si aad udhagaysato hadalka Madaxweynaha

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

8 Jawaabood " DHAGAYSO: Xasan Sh oo kahadlay Maamul usamaynta gobollada dalka, sharuud adagna ku xiray "

  1. Ahmed says:

    s/c koleey warka uu ku hadlay war hada xun uma muuqdo xaqiiqdi, laakiin isaga ayaa is duqeeyay oo hadaad si fiican u dhagaysato waxuu yiri dawladii dhexe barasaabka madaxwaynaha ayaa magacaabi jiray oo ay ka amar qaadan jireen kuwan yay ka amar qaadanayaan halkaa waxaa ku cad inuu doonayo inuusan amarku gacantiisa ka bixin, xaga kalana waxuu leeyahay waa in dastuurka fadaraalka iyo kooda la is waafajiyo taas waa sax laakiin maxaa ku hoos duugan? tan kale waxaan aad ooga xuamahay inuu ku hadal qabsado dawladii dhexe ee allaha u naxariistee Maxamed Siyaad waayo haduu u dhaqmi lahaa sidiisi soomaali oo dhan baaba taageeri lahayd walaahi inuu Maxamad Siyaad ahaa muwaadin xalaal ah oo Soomaaliyeed oo aan qabiil aqoon, waxaana marqaati ah gobolka uu qabiilkiisu kasoo jeedo oo haba yaraatee aan wax horumar ah loo samayn isagoo ku dadaalayay inuu soomaalida kale qanciyo, balse hada (TAKARTAA MAROODIGA LIQDAAN SOO TUF LEEYAHAY) waxii soomaali oo dhan loogu tala galay xamar baa laqday iyada kama muuqdaan.

  2. cabdi says:

    Dad weynaha reer jubbaland. waxaan ogeysiinayaa , beesha Sade,daarood, in ay raacayaa Baay iyo bakool, ee tashada waad haysataan 2 gobol dastuurkiina waa waad buuxiseen.
    tan kale SHARIIF sakiin iyo odayaal iyo siyaasiyiin Sade,ah ayaawada abaabul kusaabsan maamul usameeynta goladaas bay iyo Gade.

    anigu waxaan dhihi lahaa runta haloo sheego Sade meel uun haraaceen

  3. Abdiasis says:

    s.c.w war saaxib yaa wax ka qoraaya oo dhagaysanaaya shuriiddiisa adag iyo tiisa fudud toona looooooooooool

  4. hayaan says:

    ninka isku magacaabay cabdi fitno wale waaye…adeer sade boos looma laá ilaa NFD ilaa kilinka shanaad ilaa baay ilaa bakool ilaa gedo iyo jubadda hoose ayeey dagaan waana dad reer koofur ah……waxba ha ku xuuxin raxanweyn afka raxanweynta aad bey u yaqaaniin degmo degmo ayeey ula nool yihiin……ninka xasaasiyadda raxanweyn ka qaba waa adiga….adeerkeey maxamed siyaad bare ood reer abti u ahaydeen ayaa damcay inuu dad idinka soo saaro

    - ugaadeen habi laawe.
    - ina hoos kala oodan ( kala qaybsan)
    - haabiil walaalkiisoow
    -geed weynaan har laheynoow
    - har hooy maad kaneecada ka joogtid
    ileen sansayeeri ma heysatide….ina cabdille xasanba taasaa dishaye.

  5. mahad says:

    Cabdi ninka wata nin carro badan ay ka buuxdo baad iila muuqataa, Gobalka Bay iyo Shariif Sakiin adigaa ka cabsada ee reer Sade laguma xuuxiyo waana dad soomaaliyeed oo adiga iyo awoowyadaa ka sharaf badan ee ogoow sharafna waxaa ugu filan waa dadka u hiiliya diinka Alle meesha aad adigu daba dhilif u tahay Afrikaan buuryo qab ah, mid kale aan kuu sheegee Reer Sade micno badan uguma fadhido xaafado la kala googooyo oo hebel land iyo heblaayo land loola kala baxo ha iloobin Sade waa libaaxyadii Geeska iyo qaarada Afrika oo idil marka hankiisu wuu ka weynyahay 2 gobol iyo 3 gobol oo Dalweynaha Soomaaliya loo kala jarjaro maxaa wacay waa dalweynihii uu odayga u ahaa gees ka gees Raas caseyr ilaa Raas kiyanbooni marka nin oday ahna ma ogolaado in reerkii uu odayga u ahaa xaafado loo kala xir xiro welina aan ku sii xasuusiyo ilaa hada masuuliyadaas iyo hankaas sidii bey u taaganyihiin Saacid baana hada garwadeen ka ah, marka adiga Cabdi ah micno badan sameyn meyside reer Sade waxba ha u sheegin hana isku dhererin maxaa wacay nin qaarad dhan raba inuu ku horkaadiyo iyo nin xaafad raba inuu ku hor kaadiyo ma wada xaajoon karaan sidaa darteed xaafad yar iyagaa kuu xaar-xaari doonee hadiiba intaa ay dhinac kuu rido is yara gaabi oo Sade ha ku soo dheereyn hadii kale qol yar xitaa waad waayi doontaa.

  6. Ahmed says:

    S/C salaan kadib waxaan filayaa ragiina meesha wax ku qoraya markaad qoraalkiina akhriyay ninkan tihiin rag aad u yar yar oo aan waayo aragnimo lahayn, waligaa inta aad nooshahay qofka markuu ku ag taaganyahay ee kuu muuqdo ayaa xataa hadaad caayayso cay loogu jawaaba, waligaa qoraal laguma caytamo waayo waa dokument lagaa hayo. ninka la yiraahdo MAHAD si macquula ayuu u hadlay inkasta oo khaladaad yar ku jiro laakiin qabiil ma uusa caayin ninkii wax qoray unbuu u jawaabay, laakiinse ninka la baxay HAYAAN walaal waxaan kuu sheegayaa inay ceeb tahay in aad qabiil dhan caydo waayo qabiilku dad badan oo xun iyo dad badan oo wanaagsana way leeyihiin mana aaminsani inaad tahay nin sade waayo sade iyo ogaadeen waa dad walaalo ah xidid ah abti isku wada ah wada degan wax walba oo dhacana aan lakala go’ayn waxaana jira dad badan oo aan iyaga ahayn oo qoraalo u kala gudbinaya si xaalada loo fogeeyo, walaal HAYAAN waxaan kugu waaninayaa inaad ogaato in meeshu net tahay ninkan Abdi ee aad u jawaabaynaysa ma aha nin aad taqaano xataa waxaa kaga yaabaa inuu sade yahay amaba qolo kale ogaadeen waad cayday, maxay walaalahaa cayda ku muteen nin waxuu yahay aadan garanayn baad u aanaysay. aniga kula hadlaya waxaan ku dashay degmada Baardheere waxaana ahay ogaadeen run magacayguna waa sax xataa hadaad ii baahato isma qarinayo waad ila xariiri kartaa, qoraalka u horeeaya ninka qoray waa aniga ee dib u akhri, hadaan qoraalkaa qoray ogaadana ahay miyaan cayn kaa mudnahay?

  7. Bare says:

    Kkkkkkkkkk bes ka dheh waa lwada ogyahay sade soo rogaal celi somaaliyoo idil soo daadeheyeen

  8. Xaq u dood says:

    Xasan Culusoow wuu fashilmay, war Xasanoow qaabka aad wax u wadid ee qabyaalada cad ah ee aad ku samaynaysid raiizal wasaaraha ayaaba dadkii sii kala diri. Raiisal wasaare aad moodi staf. Waxaa muuqata in uu Xasan culusoow daydayayo in uu umada inta u hadhay u dhameeyo, sidaa darteed waxaan Soomaali ugu baaqi ceebma aha in ismaamul hoosaadyo la samaysto, wixii nsuurta gal ahna waa la iska caawin, wixii lugooyo ahna ka iska yeeli maayo.