Home » News, Sports »

Isku aadka kooxaha Champions League-ga wareega 16-ka

CLIsku aadka kooxaha u soo baxay wareega 16-ka ee Koobka Horyaalada qaarada Yurub ayaa goor dhaweyd la sameeyey, iyadoo isku aadka lagu qabtey magaalada Nyon ee dalka Switzerlan, waxaana kooxaha la isku aadiyey sidan.

Galatasaray v Schalke

Celtic (Scotland) v Juventus (Italy)

Arsenal (England) v Bayern Munich (Germany)

Shakhtar Donetsk (Ukraine) v Borussia Dortmund (Germany)

AC Milan (Italy) v Barcelona (Spain)

Real Madrid (Spain)  v Manchester United (England)

Valencia (Spain) v Paris St Germain (France)

Porto (Portugal) v Malaga (Spain)

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.