Home » Archive Daily January 1st, 2013

Guddiga Xiriirka iyo Dib u heshiisiinta Gobolada Jubboyinka “shirka la sheegay in uu qorshahiisu ka socdo Ceelwaaq ma ahan mid wax ku ool ah”

Jan 1, 2013
Guddiga Xiriirka iyo dib u heshiisiinta ee gobolada Jubboyinka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano  (GXDGJ) oo beryahanba waday wada tashi iyo isku xir beesha Sade ee gudaha iyo dibadaba waxaa uu halkaan ka cadaynayaa in shirka lagu tilmaamay in ay beesha Sade uga socdo magaalada Ceel-Waaq ee gobolka Gedo inuusan ahayn mid wax ku ool ah, isla markaasna uu yahay mid looga gol leeyahay dano khaas ah... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Booqday Ciidamadda Ka Hawlgala Madaxtooyada Iyo Agagaarkeeda

Jan 1, 2013
Moqdisho, 01, Jan, 2013…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa saaka booqasho ku maray goobaha kala duwan ee ay ku sugan yihiin ciidamada ka hawlgala madaxtooyada iyo agagaarkeeda. Ra’iisal wasaaraha ayaa socod ku maray goobaha Ilaalada, deegaanada iyo barxadaha nasashsda ee ciidamada ayaa xogwareysiyo kala duwan la yeeshay saraakiisha... 

Madaxweyne Xasan Sh oo kusii jeeda dalka Sudan

Jan 1, 2013
Madaxweynaha dalka Xasan Sh Maxamuud ayaa kusii jeeda magaalada Khartoom ee dalka Sudan sida ay AOL usheegeen xubno katirsan xafiiska Madaxweynaha. Safarka Xasan Sh Maxamuud ayaa ka danbeeyay kadib markii sida la sheegay uu casuumaad ka helay dhigiisa dalka Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir. Madaxweynaha ayaa magaalada Khartuum kaga soo gudbi doona dhinaca gobolka Damaaziil oo loo yaqaan Blue Nile, halkaas... 

Farqiga u dhaxeeya Soomaalidii hore iyo Soomaalida Maanta!!?

Jan 1, 2013
Waan halkan ku soo gudbinayaa maqaal gaaban oo aan kaga hadli doona farqiga u dhaxeeyo Soomalida maanta iyo tii shalay, walaalayaal sida aad ka warqabtana dadka Soomaliyeed waxa ay ka mid yihiin shucuubta tirada badan ee ku nool caalamkan, waxa ayna dadka Soomaliyed haystaan nimcooyin badan oo ay yar tahay cid haystaa Gaal iyo Muslim, waxaana nimcooyinkaasi ka mid ah iyagoo alle ka dhigay dad isku... 

Mahiga: Soomaaliya waa xasuusan doontaa sanadkii tagay ee 2012-ka

Jan 1, 2013
Ergayga gaarka ah ee QM uqaabilsan Arimaha Soomaaliya  Augustine Mahiga ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya ay dib uxasuusan doonto taariikhdii soo martay sanadkii tagay ee 2012-ka Isagoo ka hambalyaynayay sanadka cusub ayaa Mahiga waxaa uu sheegay in sanadkii lasoo dhaafay uu Soomaaliya ku reebay taariikh aysan hilmaami doonin “Guulo waa weyn ayaa la gaaray sanadkii ina soo dhaafay, waxaa hormar... 

Weerar ka dhacay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud

Jan 1, 2013
Nin Hubaysan ayaa rasaas xoogan ku dhexfuray  magaalada Guriceel ee gobolka Gal-gaduud taas oo keentay in dad shacab ah wax ku noqdaan. Dad kusugan Guriceel ayaa AOL usheegay in Nin hubaysan oo isku dayay inuu dhaco qaad uu rasaas xoogan furay kadibna dhaawacmay labo ruux oo mid kamid ah uu dhaqtar ahaa Dhaqtarka la dhaawacay waxaa lagu magacaabaa  Dr. Saleebaan Maxamed Saalax oo ah dhakhtar deggan... 

Weeraro qaraxyo ah oo lagu qaaday Amisom oo udabaal dagaysay sanadka cusub 2013

Jan 1, 2013
Weeraro xoogan oo qaraxyo ah ayaa xalay lagu qaaday xarumo ay leeyihiin ciidamada Amisom kuwaas oo ka soconayay dabaal dagyo ku aadan sanadka cusub ee 2012-ka Bambooyinka nooca gacanta laga tuuro ayaa  lagu weeraray goobo lagu dhigayay xaflado lagu soo dhaweynayo sanadka cusub, waxaana qaraxyadaas ay ka dhaceen degmada Wartanabada. “Sedex Bambo ayaa xarunta lagu tuuray, waxaana lala beegsaday...