Home » Archive Daily January 3rd, 2013

Somalia’s road to disasters awareness, prevention and mitigation – By Abdiweli Sulaiman Abdi

Jan 3, 2013
The world needs to sustain its seven billion people that rely on it for their daily living. But the way we sustain our lives has not always been friendly to our environment. This includes but not limited to the   overuse of fossil fuels, deforestation and so forth, all of which emit greenhouse gases responsible for global warming, the trigger of the climate change. Climate change is a subsequent... 

Saraakiisha Dowlada ee Gedo oo shaaca ka qaaday qorshe dagaal oo ka dhan ah Baardheere iyo Buurdhuubo

Jan 3, 2013
Xili waayadan lasoo shegayay in xiisado dagaal ay ku wajahan yihiin Baardheere iyo Buurduubo ayaa waxaa arimahaas kahadlay qaar kamid ah Saraakiisha dowlada ee gobolkaas Diyaad Cabdi Kaliil oo kamid ah Saraakiisha dowlada ee Gedo ayaa shaaca ka qaaday in maalmaha soo aadan Al-Shabaab laga qabsan doono deegaanada iyo labada degmo ee ay kaga sugan yihiin gobolka Gedo. Waxaa uu sheegay in meel wanaagsan... 

Kulan saacado qaatay oo ka dhacay Baydhabo iyo arimo badan oo wali la isku mari la’yahay

Jan 3, 2013
Magaalada Baydhabo e xarunta gobolka Bay waxaa xalay kulan xasaasi ah ku yeeshay Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga dalka iyo maamulka dowlada ee goboladda Bay iyo Bakool. Wasiirka gaashaandhiga C/Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa si adag uga hadlay xaalada amaan ee magaalada Baydhabo isagoo su’aalo la weydiiyay maamulka magaalada iyo taliska ciidamada. Maamulka kusugan Baydhabo ayaa sheegay... 

Dhibaatooyin lagu hayo dhalinyarada Marka iyo Maamulka Sh/hoose oo kahadlay

Jan 3, 2013
Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in dhibaatooyin xoogan halkas loogu gaysto dhalinyarada. Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka degmadaas ayaa sheegay in maalin kasta xabsiga la dhigo oo aad loo jirdilo dhalinyarada magaalada taasna ay tahay mid sharciga ka baxsan. “Aad ayaan uga walaacsanahay xaalada ay dhalinyarada Marka kusugan yihiin, maalin kasta waxaa ay... 

Madaxweyen Xasan Sh oo isagoo kusugan Khartuum cafis ufidiyay Al-Shabaab

Jan 3, 2013
Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan S Maxamuud ayaa khubad dher ujeediyay ardayda Soomalaiyeed ee wax ka barata jaamacadaha dalka Sudan. Xasan Sh Maxamuud ayaa ugu yeeray ardayda iyo Soomaalida kale ee dalka Sudan in ay ka shaqeeyaan amaanka dalka ay kusugan yihiin. Sidoo kale Madaxweynaha dalka ayaa sheegay in ay xaqiijin doonaan amaanka gudaha Soomaaliya qorshaha dowladana uu yahay nabad Sidoo... 

Weeraro qaraxyo ah oo ka dhacay Muqdisho iyo degmad Afgooye “Faah Faahin”

Jan 3, 2013
Kooxo Hubaysan ayaa xalay siyaabo kala duwan qaraxyo ugu gaystay gudaha magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose. Qarax xoogan ayaa ka dhacay degmada Hurwaa ee gobolka Banaadir gaar ahaan waxaa lala beegsaday ciidamada dowlada oo kusugnaa Shaleemo Cabdi-Waayeel. Lama sheegin in qaraxaas uu qasaaro gaystay waxaana ciidamada ay fureen rasaas aan iyadana lagaran karin qasaaraha ka dhashay. Dhinaca... 

Hilary Clinton oo laga soo saaray isbitaalkii ay ku xanuusanaysay ee dalka Mareykanka

Jan 3, 2013
Warbaahinta dalka Mareykanka iyo tan caalamka ayaa waayadan aad uga hadlayay xaalada xoghayihii arimaha dibada ee dalka Mareykanka Hilary Clinton. Waxaase warar la helay haatan ay sheegayaan in xoghayahii arimaha dibada dalka Maraykanka  laga soo saaray isbitaal ku yaala magaalada New York ee dalkaasi Maraykanka oo in maalmo ah lagu dabiibayay. Dhaqaatiirtii ku howlaneyd daweynta Clinton ayaa sheegay...