Ciidamada Amisom ee kusugan degmada Walawyen ayaa lasoo sheegayaa in ay dhibaato ku hayaan dadka shacabka ah ee degan gobolkaas.
Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan degmada Walanweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ka cabanaya dhibooyin ay sheegeen inay ku hayaan ciidamada AMISOM ee ku sugan Degmada Walanweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Mid ka mid ah Odayaasha ku dhaqan degmada Walanweyn ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay dileen labo qof oo kala ah aqoonyahan iyo Nin Nabadoon ah.
C/Rashiid Ibraahim Barow ayaa kahadlay weerarkaas lagu dilay labada ruux iyo dhibaatada ay ciidamada ku hayaan Amisom.
Riix Halkan si aad udhagaysato Waraysiga

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.