Home » News, Waraysi »

DHAGAYSO: Xuseen Carab Ciise oo jago muhiim ah loo dhiibay

xuseenWasiirkii hore ee gashaandhiga dowlada Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa soo dhaweeyay xil loo magacaabay kaas oo ah gudoomiyaha gudiga difaaca dalka.

Xuseen Carab Ciise ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay jagadaas uuna soo dhaweynayo, isagoo tilmaamay in horey uu uga soo shaqeeyay arimaha difaaca iyo xukumada.

Wasiirkii hore ee gashaandhiga ayaa sheegay in dowlada ay si weyn ula xisaabtami doonto xukumada Soomaaliya gaar ahaan wasaarada Gaashaandhiga.

Riix Halkan si aad udhagaysato Hadalka Xuseen Carab Ciise

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.