Home » Archive Daily January 9th, 2013

Guddoomiye ku xigeenkii Labaad ee Guddiga Olambikada Soomaaliyeed oo ku Geeriyooday Muqdisho

Jan 9, 2013
Muqdisho, Somalia (AOL) – Alle ha u Naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Halyeyga Isboorti  Xasan Axmed Cabdi (Xasan Elman) [Eeg masawirka hoose) oo ahaa Guddoomiye ku xigeenkii  labaad ee Guddiga Olambikada Soomaaliyeed. Marxuum Xasan  Elman ayaa lagu xasuustaa qeybtii lixaadka lahayd ee uu ka qaatay horumarinta  ciyaaraha  gaar ahaan Kubadda Cagta. Wuxuuna qeyb weyn... 

Hungo: Wadanka Holand oo qaadkii laga joojiyay iyo dalka Ingiriiska oo ku xigi doona.

Jan 9, 2013
Waa ilaaheey mahadiise halgan dheer dabadiis waxaa isa soo taraya  guulaha laga gaaray la dagaalanka qaaddka ee qaarada yurub waa ilaahey mahadiise waxaa waxaa magaalooyinka Amsterdam, Rotherdam iyo gebi ahaanba wadanka Holand laga maqlayey Mashxarad iyo dabaaldeg ka soo yeeraya dumarka Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka holand sidoo kale dhinaca kalena waxaa ka socda ALLE bari iyo dadka oo ilaahey... 

Xusuusta Reer Puntland 4 Sano kaddib dadkii sida xaqdarada ah looga laayay (Arag magacyada marxuumiintii la laayay)

Jan 9, 2013
Waxaa Dhaman shacabka rer Puntland maskaxdooda kasii guxaysa samayn na kuyelatay Noloshooda Dilalii Fosha xumaa ee lagu dilay Xildhibandii, Isimdii, Mabadoondii, Ganacsatdii, Sarakiishii, Xer-ilaliyayashii iyo Gudoomiyayaashii aygoon waxba galabsan la dilay, Ilayo hadana an cida Dishay  an lababa iswaydiin, Cidlo max kamadeyay ama Danbigas laga Jaseeyayna aysan jirin iyo cid wax katiriba an la arag. Gacankudhiglayashii... 

Maamulka Bartamaha Soomaaliya oo kasoo horjeestay heshiis ay kala saxiideen maamulada Galmudug iyo Ahlu-Sunnada gobolada dhexe

Jan 9, 2013
Maamulka Bartamaha Somalia (SCS) ayaa si weyn u qaadacay heshiis ay shalay ku kala saxiixdeen magaalada Gaalkacyo maamullada Galmudug iyo Ahlu-Sunna Wal-Jameeca oo dhigayey in maamul loo dhan yahay ay labada dhinac sameystaan oo ay midoobaan, maamulkaasna uu noqdo mid matalayo dadka ku nool gobollada dhexe (Dhageyso wareysi). Heshiiska waxaa Galmudug u saxiixay madaxweynaheeda Cabdi Qeybdiid, halka...