Home » News »

Kenya oo olole weyn ugu jirta in aanan Qaadka dalka Ingiriiska laga joojin (Daawo Video)

La dagaalanka qaadka ee Ingirriiska oo gebogebo maraya iyo Ergo ka socda Kenya oo ugu baaqay Dowlada Ingriiska in lacagta qaadka ee Ingiriiska laga helo 30% oo ka mid ah lagu dhiso Kaniisado, lagu daabaco Bible laguna fidiyo diinta Masiixiga, sidaas awgeedna aan la joojin qaadka Ingriiska yimaada.

Hoos ka daawo Video-ga ka hadlayo baraarujinta la dagaalanka Qaadka iyo Ololaha weyn ee ay dowladda Kenya ugu jirto in aanan dalka Ingiriiska laga joojin Qaadka:

————–
Abuukar Cawaale (Qaad Diid), London/England

abukar_aw@yahoo.co.uk

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

3 Jawaabood " Kenya oo olole weyn ugu jirta in aanan Qaadka dalka Ingiriiska laga joojin (Daawo Video) "

  1. abdi says:

    Abuuker you`re a hero bro. keep the fight, Insha`allah you`ll succeed,
    i hope all Somali people see what you see and ban the enemy`s trap.
    I have been chewing almost 10 yrs and i did quit 2 yrs ago to tell you truth am still suffering the damage that Qat caused me, is a killer,

  2. abdullahi says:

    saaxiib cawaale hadda ka hor waxaa jirtay in sidaan oo kale laga joojiyey hadanna dib loo furey sabab too ah waxaa la yiri joojiya buuqa iyo qashinka aad dibadda ku shubtaan sababtoo ah waxaa la is tusay xashiishka uu fasax ka yahay ee laga baqay dhalin yaradda jiho kale oo qaadka ka xun ee isticmaalaan . marka waxbo ha ku farxin joojinta qaadka . adiga makii meel xun ku gaarsiiyey oo sidaadda oo kale gaarsiiyo ayagaa baa joojin doonna dadka isticmaallo qaadka . wa billaahi towfiiq.

  3. asalama calaykum
    waxaan leeyahay runtii waa guul usoo hoyatay shacabka soomaliyeed
    sababtoo ah kuli fitni cindi geel waa jaadka waana ognahay dagaaladii sokeeye ee soomaliya mudada dheer ka holcayay asagaa masuul ka ahaa ilaah waxaan ka baryayaa inuu inta cunta ilaah ka saaro
    dadaalka dheer oo aqoonyahanka soomalyeed wadaana alaha ku guulayo
    aamiin