Home » Archive Daily January 11th, 2013

Press Release: Qorahay Media Journalist Group urges the UK government reconsider its decision to aid and train paramilitary forces in the Ogaden

Jan 11, 2013
According to a recent report published by the Guardian the United Kingdom government intends to offer millions of pounds to aid and train a paramilitary force in the Ogaden known as the “Liyu Police”. The Ogaden has quite some time being off limits to the international community as the Ethiopian government imposed a trade embargo and unleashed a scorched earth campaign of collective punishment... 

Ra’iisal Wasaare Saacid oo faah faahin dheer ka bixiyay Waxqabadka Xukuumada ee mudada 55-ta maalmood ee ay jirto

Jan 11, 2013
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mduane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa galabta Warbaahinta Shir jaraa’id ugu qabtay xafiiskiisa, isaga oo faah faahin dheer ka bixiyay waxqabadka Xukuumada ee mudada 55-ta maalmood ah ee ay jirtay, waxana uu si gaar ah diirrada ugu saaray Midnimada iyo Wadajirka ka dhaxeeya hay’addaha sare ee Qaranka, sida... 

Dib-U-Eegis Lagu Sameeyey Qaab Dhismeedka Wasaaradaha Qaarkood.

Jan 11, 2013
Muqdisho, Somalia (AOL) – Shir Jara’id oo uu xalay xafiiska Ra’isal wasaaraha ku qabtay Xooghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamuud Xirsi Cabdulle ayaa ka hadlay dib-u-eegis lagu sameeyey qaab dhismeedka qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda, ka dib markii ay soo gaareen xafiiska Ra’iisul Wasaaraha baahi loo qabo in la kala qeexo howlaha wasaaradaha qaarkood. Xooghayaha... 

Golaha Wasiirada Shir Ay Isugu Yimaadeen Xalay Kaga Dooday Sidii Barakacayaasha Loo Dajin Lahaa Goobo Ka Baxsan Caasimadda (Sawiro)

Jan 11, 2013
Moqdisho, Somalia (AOL) – Shir ay xalay  isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir-gudoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa shirkaas looga hadlayay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin, Dib-U-dijin loo samaynayo dadka Barakacayaasha ah ee ku sugan malaagada Muqdisho iyo warbixino laga dhageystay Wasiirka Hurmarinta... 

Baaq cambaareyn ah oo la xariira dilalkii ka dhacay Dolow iyo Balad-xaawo

Jan 11, 2013
Anaka oo ku hadlayna magaca Jaaliyadda reer Sade ee ku nool magaalada London UK, waxan cambaareynaynaa labadii fal ee foosha xumaa ee kala dhacay shantii iyo todobadii bishan. Waxaan ka war helnay in January 5, 2013 in lagu dilay Dedmada Dolow ee gobolka Gedo Marxuum Bashi C/lahi Diirey, isla markaasna  isla January 7, 2013 lagu dilay Degmada B/xaawo marxuum Banjo Cabdi Dhudi, oo ka mid ahaa odayaashii... 

Shabakadda Allgedo waxay cudur daar iyo raali galinba ka bixineysaa qoraal ay shalay daabacday oo ka hadlayay Shirkadda Hormuud Telcom.

Jan 11, 2013
Maalinimadii shalay waxaa bogga hore ee Shabakadda AOL kusoo baxay qoraal uu cinwaankiisu ahaa “Shirkadda Hormuud Telcom oo qarka u saaran in ay burburto.” Mar uu maamulka Allgedo qoraalkaan kala xariiray wariyihii usoo gudbiyay oo ay kalsooni hore ku qabtay, waxaa uu ka meer-meeray inuu noo soo gudbiyo cadeymaha uu u hayo qoraalka dhaawacaya habsami u socodka iyo sumcadda Shirkadda Hormuud...