Home » Archive Daily January 12th, 2013
France believes hostage killed during rescue bid in Somalia
PARIS/MOGADISHU (Reuters) – France sent commandos into Somalia to rescue a secret agent who had been held by insurgents since 2009, but said on Saturday it believed he had been killed by his captors along with a French soldier during the raid.
The intelligence agency’s team flew into southern Somalia by helicopter under the cover of darkness to try to free Denis Allex from the al Qaeda-linked...
Somali Channel oo barnaamijka “DALDHIS” kusoo qaatay horumarka garoomada diyaaradaha ee Gedo iyo Caaudwaaq (Daawo Video)
TV-ga Somali Channel ayaa waxuu Jimcihii shalay barnaamijkiisa Todobaadlaha ah ee ay ugu magac dareen “DALDHIS” ksuoo qaateen Horumarka ay sameeyeeen deegaano ka tirsan gobolka Gedo iyo degmada Caabduwaaq, iyo waliba garoonkii diyaaradaha ee Caabudwaaq oo noqday mid aad loo isticmaalo.
Hoos ka daawo Video ku tusaya barnaamijka “Daldhis” oo faah-faahsan:
Read More →
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Galabta Soo Bandhigay Saddex Nin oo u Dhashay Dalka Siiriya oo Burcad Badeed Sii Daysay (Sawiro)
Moqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” oo galabta shir saxaafadeed ku qabtay xafiiskiisa ayaa ku soo bandhigay sadex nin oo ay burcad badeed afduub u haysteen in ka badan labo sanadood, sadexda nin ayaa u dhashay dalka Siiriya waxaana la kala yiraahdaa Ridwaad Khaalid Daaha, Mu’ayid Hani Weliyow iyo Yahye Cali...