Home » News »

Somali Channel oo barnaamijka “DALDHIS” kusoo qaatay horumarka garoomada diyaaradaha ee Gedo iyo Caaudwaaq (Daawo Video)

TV-ga Somali Channel ayaa waxuu Jimcihii shalay barnaamijkiisa Todobaadlaha ah ee ay ugu magac dareen “DALDHIS” ksuoo qaateen Horumarka ay sameeyeeen deegaano ka tirsan gobolka Gedo iyo degmada Caabduwaaq, iyo waliba garoonkii diyaaradaha ee Caabudwaaq oo noqday mid aad loo isticmaalo.

Hoos ka daawo Video ku tusaya barnaamijka “Daldhis” oo faah-faahsan:

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

1 Jawaab " Somali Channel oo barnaamijka “DALDHIS” kusoo qaatay horumarka garoomada diyaaradaha ee Gedo iyo Caaudwaaq (Daawo Video) "

  1. Nuri sahin says:

    Wlhi wxa kula talin laha muda somaliyed ee qurbaha ku nol iney dib ugu so laabtan dalkoda ayna ka qeybgalaan dib udhiska wadankoda hoyo