Home » Archive Daily January 13th, 2013

Kulan muhiim ah oo ay maanta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Muqdisho ku qabtay (Sawiro)

Jan 13, 2013
Kulan soo dhoweyn ah oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ay maanta ugu sameysay Safari Hotel ee Muqdisho qaar ka mid ah Diblomaasiyiinta ka howlgala Safaaradaha iyo Qunsuliyadaha Soomaaliya ay ku leedahay dibadda, kuwaasoo dalka dib ugu soo laabtay kadib markii wasaaraddu ay u dirtay fariin ku baaqeysay inay Xarunta ku yimaadaan ugu dambeyn 10-ka bishan January, ayaa waxaa halkaasi... 

Hay’adda Adeso oo afka furatay eed horay loogu soo jeediyayna iska bari yeeshay kuna riixday Hay’adaha W.F.P iyo UNICEF (Akhri qoraalo naga soo gaaray Adeso oo Soomaali iyo Ingiriis ku qoran iyo kuwo kale)

Jan 13, 2013
December 25, 2012 waxaa Shabakadda Allgedo Online kusoo baxay qoraal cabasho ahaa oo uu cinwaankiisu ahaa “Ururka Samafalka ADESO oo lagu eedeeyay cadaalad daro iyo Musuq-maasuq“, kaasoo Allgedo uga yimid qaar ka mid ah Odayaal iyo Waxgarad ku sugan degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo. Cabashada Odayaasha iyo Waxgaradka ayaa waxay ku saabsaneyd eedeyn balaaran oo ay u jeediyeen mid ka mid... 

Marwo Fawsiya Yuusuf “ Socdaalkeygii shaqo ee London iyo Rome wuxuu ku soo idlaaday guul” (Sawiro)

Jan 13, 2013
Ra’iisul wasaare kuxigeenka Ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga Marwo Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo maanta dib ugu soo laabatay Muqdisho kadib safar shaqo oo qaatay muddo (9 cisho) oo ay ku kala bixisay wadamada Britain iyo Talyaaniga ayaa ku soo dhammaaday jawi farxad oo guul hugan. “Waxaan kula kulmay London dhiggeyga William Hague oo aan isla meel dhignay taageerida...