Home » Archive Daily January 15th, 2013

Qaar ka mid ah Odoyaasha dhaqanka Degmada Baladxaawo oo Cabasho xoogan ka muujiyey Qaabka ay u shaqeynayso Hay’adda Adeso ee magaalada Baladxaawo (Dhegeyso Odayaasha oo cabanaya)

Jan 15, 2013
Odoyaal iyo Waxgarad ku sugan degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo oo dhowaan  kulan ay ku yeesheen Degmadaasi ayaa waxay kaga wada hadleen eedeyn balaaran oo ay u soo jeediyeen mid ka mid ah Ururada Samafalka ee ka howlgasha Magaalada Baladxaawo oo horey loo oran jiren HORN RELIEF, balse dhowaan la baxdey ADESO oo ay sheegeen Ururkaasi uu si Cadaalad daro ah uu ku qeybinayo Lacago loogu talagalay...