Home » Archive Daily January 19th, 2013

Madaxweynaha maamul goboleedka Bartamaha Soomaaliya oo taageeray waxqabadka DF Soomaaliya

Jan 19, 2013
Dowlada Soomaaliyeed Maadaama Ay Wadadii Cadayd Cagta Saartay Waxay Mudan Tahay In La Taageero Madaxweyne Hassan Sheikh Na  Madaxweyne Ku Dayasho Mudan. Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) BA (Honours), FD (MVCO) and HND Media Madaxweynaha Maamul Goboleedka Bartamaha Soomaaliya Hashi66@hotmail.com ———————————————————————— Sida... 

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo Soomaalida Minneapolis la hadlay fariina u diray dibadbaxe-yaal (Maqal iyo Video)

Jan 19, 2013
Minneapolis, MN (AOL) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sh. Maxamuud ayaa waxuu xalay magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka kala qeyb galay jaaliyadda Soomaaliyeed oo halkaas si weyn ugu soo dhaweysay. Madaxweynaha ayaa waxuu halkaas ku dhageystay warbixino ay soo jeediyeen qaban-qaabiye-yaashii shirka iyo waliba qaar kale oo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed... 

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Talaabo Horumar leh ku tilmaamay Aqoonsiga ay Dowladda Mareykanka aqoonsatay Soomaaliya

Jan 19, 2013
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay go’aanka Dowladda Mareykanka ee ahaa inay Aqoonsatay Dowladda Soomaaliyeed, wuxuuna ku tilmaamay go’aankaas talaabo Horumar leh dalka & dadka Soomaliyeedna dan u ah. Ra’iisal Wasaare Saacid ayaa sheegay... 

Diyaarado duulimaadyo xaga ganacsiga iyo safarka dadka ka bilaabay Muqdisho iyo Dolow (Dhageyso wareysi)

Jan 19, 2013
Dolow, Somalia (AOL) – Diyaaradani ka bilowdey Duulimaadyada Caadiga ah ee Xaga Ganacsiga iyo Rakaabka dadka oo ka mid ah Shirkadaha Diyaaradaha ka howlgala Soomaaliya ayaa dhowaan waxay Duulimaadyo ay ku tageyso Todobaadkiiba mar ay ka bilowdey Magaalooyinka Muqdisho iyo Dolow, iyadoo dadka ku dhaqan Gobolada Gedo iyo wadamada Deriska sida Ethiopia iyo Kenya. Shire Cabdi Xasan (Shire Coley)... 

Ra’isal wasaare Saacid oo ka hadley dilkii wariye Cabdi Xareed iyo xariga wariye C/Casiis Koronto.

Jan 19, 2013
Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta Shirjaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu ka hadlay arimo kala duwan. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ugu horeyn wuxuu ka hadlay dilkii shalay Magaalada Muqdisho loogu geestay mid kamid ah wariyeyaasha ka howlgala Idaacada Shabeele oo ay toogteen kooxo hubaysan. Wuxuu sheegay Ra’iisul Wasaaraha... 

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jaaliyada Soomaalida ee Minisota la qaatey Kulan Balaaran.

Jan 19, 2013
Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Minisoota wuxuu kula kulmay jaaliyada Soomaaliyeed ee dalkaasi Mareykanka. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulanka uu la qaatay jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka gaar ahaan Magaalada Minisoota waxaa uu ahaa mid ballaaran oo ay wada qaateen Jaaliyada iyo sidoo kale Madaxweynaha iyo wasiirada la socda. Maxamed... 

Muhiimada Shirkii ay wada Yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Hillary Clinton(Aqriso)

Jan 19, 2013
Xoghayaha arimaha dibada dalka Mareykanka oo kulan ay la qaadatay madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya kadib ayaa waxaay soo hadal qaaday arimo badan oo ay ka mid yihiin hishiisyada ay wada gaareen dowlada Soomaaliya iyo Mareykanka iyo waxyaabaha ay ku salaysan yihiin. Clinton ayaa muhiimada koowaad waxay ku tilmaantay iskaashiga la dagaalanka kooxaha carqalada ku ah ammaanka, waxayna sheegtay dhibaatada... 

Fariin Jaceyl iyo filinwaaga furiinka – By Adam Abdi Abuzuhri

Jan 19, 2013
Assalaamu Alaykum. Maanta iyo qoraalkeena waa sheeko xiiso badan oo xanbaarsan fariimo iyo duruus kala duwan oo noolasha qoyska ah. Ma’ahan qiso jacel oo aan dhicin oo lamatalaya. Waxaa sheekadan qeymo badan uyeelaya dhowr arimood sida labada qof ee isu jiibinaya sheekada, goorta ay dhacday iyo meesha ay kudhamaatay. Waxaan codsanaya inaad sheekada dhamaysataan kadibna aad nala wadaagtaan waxyaabaha... 

Dr. Daahir Cabdulaahi Muumin oo ka warbixiyay sida uu u arko dhisidda maamul goboleedka Jubooyinka iyo Gedo.

Jan 19, 2013
Waxaa Noo suurta gashay inaan wareysi ka qaadno Dr. Daahir Cabdulaahi Muumin oo ah aqoon yahan ku noolaa dalka Yemen mudo badan. Waraysigaas waxaa uu taabanaya arrimo badan oo xasaasi ah oo khuseeya Gobolada Jubooyinka iyo Gedo, waraysigiina waxa uu u dhacay sidatan:- Su’aal:  Maxaad kala Socotaa sida uu u socdo dhismaha maamul Goboleedka Jubbaland ee uu hadda qorshihiisa socdo? Jawaab: Waxba... 

Col.Warfaa Shekh Aadan oo mar kale sheegay in aanay macquul aheyn in maamul goboleed la dhiso ilaa gobolada Jubbooyinka iyo Gedo la xoreeyo la’isuna furo.

Jan 19, 2013
Xiriiriyaha guud ee Ciidamada Dowlada ee Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo Warfaa Sheekh Aadan oo la hadlayey Saxaafada ayaa ka hadlay howlgaladii ugu danbeeyay ee Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ka wadeen gobolka Gedo, waxaana uu sheegay inay wadaan qorshayaashii ugu danbeeyay ee horay loogu socon lahaa isla markaasina lagu gaari lahaa deegaanada ay Xarakada Al-shabaab kaga sugan yihiin gobolka Gedo. Warfaa...