Home » Archive Daily January 24th, 2013

Madaxda Federaalka Soomalaiya oo ka qeyb galay xaflad ka dhacday Muqdisho

Jan 24, 2013
Madaxda Sar sare ee xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galay kulan taageero loogu muujinayay hadaladii aqoonsiga ahaa ee dowlada dalkaasi mareykanka dhowaan shaacisay. Madaxda Federaalka oo uu horkacayaan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raiisul wasaarihiisa, xubno ka tirsan golayaasha xukuumada iyo Maamulka gobolkaasi Banaadir ayaa ka soo ku sugna kulankaasi. Hadalo kala duwan... 

Faah faahin dheeri ah oo ka soo baxaysa Iska Hor imaad hubaysan oo Ciidamada Dowlada ku dhex marey Degmada Jowhar.

Jan 24, 2013
Ugu yaraan shan qof oo dhinacyadii dagaalamay ka tirsan ayaa ku dhintay dagaal xalay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ku dhexmaray demada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe. Taliyaha guutada labaad ee ciidamada xoogga dalka, Jeneraal Maxamed Maxamuud Saneey oo ku sugan degmada Jowhar ayaa sheegay inay xalay lasoo weeraray fariisimo ay ciidamada dowladdu ku lahaayeen afaafka hore... 

Sarkaalka ugu sareeya Ciidamada Dowladda eek u sugan Kismaayo oo Lagu Xiray dalka Kenya

Jan 24, 2013
Sarkaalkani oo Ciidamada Kenya ay u taxaabeen Xabsiga oo lagu magacaabo Max’ed Sheekh Cabdi oo ka tirsan Ciidamada dowladda ee Gobollada Jubbooyinka ayaa Boliiska dowladda Kenya waxa ay ku xireen Garoonka dayuuradaha Magaalada Nairobi ee Caasimadda waddanka Kenya ,iyadoo Booliska Kenya ay ku eedeeyeen in waddanka si sharci darro ah uu ku soo galay. Sarkaalka oo la hadlay Warbaahinta Magaalada Muqdisho... 

Madaxweyne Faroole oo ka hadlay Amaanka Deeganada Maamulka Puntland.

Jan 24, 2013
C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole Madaxweynaha maamulka Puntland oo shalay dib ugu soo noqday Magaalada Boosaaso ee Gobalka Bari ayaa wuxuu sheegay in shacabka deeganada Gobalka Bari iyo guud ahaanba maamulka Puntland looga baahan yahay inay adkeeyaan ammaanka deeganadaasi. Faroole ayaa sheegay in maalmahan dambe sida uu tilmaamay deeganada maamulka Puntland ay kusoo badanayeen dad ka yimid deeganada... 

Alshabaab oo Digniin Adag u dirtey Dowlada Kenya.

Jan 24, 2013
Kadib warbixin Barta Twitterka ay soo dhigeen Al-Shabaab ayaa waxay fariin digniin ah ugu jeediyeen Kenya oo ku aadan in xabsiyada Kenya laga sii daayo dadka lagu haysto falalka la xariira Al-Shabaabnimada. Warbixinta Al-Shabaab ay soo dhigeen boga Twitterka ayaa lagu sheegay in hadii Kenya ay daneyneyso nolosha lahaystayaasheeda ee gacanta ugu jira Al-Shabaab inay sidoo kale ay soo sii daayaan shaqsiyaadka...