Home » Archive Daily January 26th, 2013

Mashxaradda Marfishyada London iyo Murugada Marwooyinka Soomaaliyeed (Daawo Video)

Jan 26, 2013
Go’aankii qayaxnaa ee qaldanaa ee kasoo baxay gudiga kala taliya dowlada Ingiriiska dhinaca daroogada ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaan (ACMD) ayaa ahaa mid ay gudigu ku tilmaameen inuu qaadku yahay balwad qafiif ah oo aan inaba wax dhibaataa ku hayn bulshada Soomaaliyeed haday noqoto dhan caafimaad iyo arimaha bulshadaba. Go’aankaas oo lagu tilmaami karo mid siyaasadeed oo huwan ujeedooyin... 

Somali government arrests 3 over scholarship fraud

Jan 26, 2013
Associated Press/Farah Abdi Warsameh – Somali education minister Maryan Qasim Arif, speaks during an interview with the Associated Press at her office in Mogadishu, Somalia, Saturday, Jan, 26, 2013. Three officials … more have been arrested for mismanaging a scholarship scheme that sends Somali students to Turkey, Somalia’s education minister said Saturday, a sign that the fledgling government... 

Mahiga: “Awoodda Ciidamada Dowladda Soomaliya Ma Gaarsiisna Heer Ay Amisom Ku Beddalaan

Jan 26, 2013
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegay in beesha caalamka looga baahan yahay inay dhaqaale xooggan ku bixiyaan dhismaha ciidamada Qaranka Soomaaliya, si ay amniga dalkooda ugala wareegaan Ciidamada Nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM). Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Dr. Augustine Mahiga oo haatan ku sugan magaalada Addis... 

Madaxweynaha Soomaaliya oo Safar ugu baxay Dalalka Itoobiya iyo Xarunta Midowga Yurub

Jan 26, 2013
Waxaa maanta ka duuley magaalada Muqdisho wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud, Madaxweynaha iyo wefdigiisa ayaa booqasho ku tegaaya dalalka Itoobiya iyo Biljimka. Wefdigaan uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya uga qeybgalaya Shir madaxeedka, wadamada Midowga Afrika... 

Ciidamada Nabad sugida iyo Booliska oo Maanta Howlgalo ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho ku soo qabqabtey dad aad u tiro badan.

Jan 26, 2013
Howlgalo ballaaran oo ay maanta ka sameeyeen ciidamada Nabad sugidda iyo kuwa Booliska qeybo kamid ah degmooyinka dharkenley iyo kaaraan ayaa waxaa ay kusoo qab qabteen dad gaaraya ilaa iyo 550 qof kuwaas oo isugu jiray rag looga shakiyay in ay ka tirsanaayeen Xarakada Al shabaab iyo kuwo jid gooyooyin qarsoodi ah uyaaleen qeybo kamid degmaooyinkaasii Markii uu soo dhamaadey Howlgaladaasi ayaa waxaa... 

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo ka hadlay hoos u dhaca ku yimid sarifka lacagaha doolarka

Jan 26, 2013
Wasiirka Maaliyada iyo qorsheynta Soomaaliya Maxamuud Xasan Suleymaan ayaa markii u horeyay ka hadlay hoos u dhaca ku yimid sarifka lacagaha doolarka, kaasoo maalmihii u dambeeyay saameyn ku yeeshay habsami u socodka ganacsiga guud ee dalka. Shir jaraa’id oo uu Wasiirka maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayuu sheegay inay dowladda ka xun tahay saameynta ay shacabka ku yeelatay hoos u dhaca dowladda,... 

Maamulka Dowlada ee Gobolka Bakool oo sheegay in ay la wareegi doonaan Deegaanada Alshabaab ay kaga sugan yihiin Gobolkaasi

Jan 26, 2013
Masuuliyiinta Dowladda Soomaaliya ee Gobalka Bakool ayaa shaaca ka qaaday inay wadaan qorshayaal ay Shabaab kaga qabsan rabaan deegaano ka tirsan Gobalka Bakool. Guddoomiyaha Gobalka Bakool Maxamed Macalin ayaa sheegay in Shabaab deegaano dhowr ah ciidanka Dowlada ka qabsadeen iminkana ay wadaan qorshayaal kale oo ku aadan inay kala sii wareegaan deegaano kale. Wuxuu sheegay in Shabaab dhexdooda uu... 

Kenya: Relief as UK body rejects miraa ban calls

Jan 26, 2013
A miraa trader in Mutuati market in Igembe North district. PHOTO / Daily Nation Good news for miraa farmers. The United Kingdom government has rejected calls to ban sale of miraa in that country.This is after its drugs advisory organ said there was no evidence to link its usage to adverse medical effects.  The Advisory Council on the Misuse of Drugs said its in report released late on Wednesday that... 

Al-shabaabka Baardheere oo Go’aano adag ka soo saarey Ganacsiga Qaadka iyo Cunistiisa.

Jan 26, 2013
Xarakada Alshabaab ee Maamusha degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa go’aankii ugu dambeeyey ka qaadatay Ka ganacsiga Qaadka iyo Cunistiisa oo ay horey u mamnuucaan, inkastoo Bilahii ugu dambeeyey Qaadku uu si Qarsoodi ah ku soo galayey degmada, iyadoo ay jiraan dad loo xirey iyo Gaadiid weli u xiran. Wararka laga helayo degmada Baardheere ayaa waxaa ay sheegayaan in Maalinimadii shaley isku...