Dhammaan Nabaddoonnada beesha ee ka soo shaqeeyey hadafka iyo hal-abuurkaan aadka muhiimka u ah 100% waa Mahadsanyihiin, DHAMMAANNA Beesha Sade waa inay si midaysan loo garab istaago Dhambaalkaan,
Laakiin waxaan aaminsanahay inaysan meeshaani ahayn meeshii ku haboonayd ee dhambaalkaan oo kale lagu soo budbin lahaa, oo bayaannada noocaan oo kale ah, (Internal Memo) ee ku wajahan Beesha dhex deeda aan meelahaan oo kale la dhigin.
Radio Allgedo/ Waraysiyo
Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!
Few days ago, IHS Jane, a well-established company for global security analysis, released an analysis under the title Somalia’s Jubbaland Conundrum. The following key points are presented...
Suldaan waad mahadsantahay adiga iyo inta kula shaqaynaysabo. Hadalka ah inta aanan rag wax na dhexmarin aanu inaga wax meel wada dhigno waa hadal aad u wanaaagsan waane taageerayaa.
Ugaas waad mahadsantahay baaqaana waa midwanaagsa waxaan leeyahay beesha mareexaan waxgarad keeda,aqoonyahankeeda,culumadeeda,,oday dhaqameedkeeda,dhalinyaradeeda iyo haweenkaba inay kaqaybqaataan ooy waxmeel isladhigaan.
maanta walaalihiin wax laqeybsada,hadii kale waxaaba leydiin bixinayaa.maqane hiraab.sidii sheekhaal loogu bixiyey martiile hiraab
Waa war aad u wanaagsan waxaanan filayaa iney fahmaan beesha Sade wuu dhammaadey waqtigii kala qoqobnaanta iyo farta isku fiiqa iyo hurdada intaba. arka waaqaca socda iyo sidey wax u socdaan, adinkoo mideysan ciddii aad dan mooddaan wax la qeybsada, .
Ninka samatar la baxey sade waa dad daacad ah oo cabsida aad ka qabtid beelaha walaalaheen oo Soomaaliyeed sida Hawiye , Isaaq , iyo Raxanweynba Ree sade ma qabaan waana dada wadaniyiin ah Hiraabna balaayo kuma ogin waa dad Soomaaliyeed oo aannan marnaba is hureyn ee bacda iska Saar. wabillaahitawfiiq.