Home » Archive Daily January 29th, 2013

Clan federalism tears Somalia apart – By Mohamud M. Uluso

Jan 29, 2013
Clan politics, rivalry and hatred have ruined the social bond, moral principles and trust among Somalis who share common language, culture, territory, history, and religion. Now, three political manifestations -secession, clan based federalism and unitary decentralized political system- divide them and are obstacle to the recovery of the lost nation of Somalia. The Provisional Constitution (PC) rejects... 

Safiirka Dowlada Talyaaniga iyo Wakiilka Gudomiyaha Gudiga Midowga Africa oo Cambaareyey Qaraxii Maanta

Jan 29, 2013
Safiirka Talyaaniga u qaabilsan Somaliya Andrea Mazzella ayaa cambaareeyey qaraxii saaka ka dhacay albaabka hore ee guriga Reysulwasaraha Dowlada Federalka Somaliya Cabdi Faraxa Shirdoon. Mr. Mazzella ayaa ku tilmaamay weerarka mid fulaynimo ah, isagoo tacsi u diray ehelada dadkii ku waxyeelloobay. War qoraal ah ayuu safiirka ku sheegay in dowladdiisa ay kordhineyso xiriirka ay la leedahay madaxda... 

Kulamo iyo Wada Xaajoodyo ka soconaya Magaalada Baydhabo

Jan 29, 2013
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Bay waxaa halkaasi iminka ka socdo shir ballaaran oo ay leeyihiin wasiiro ka tirsan Xukuumadda iyo qaar kamid ah shacabka Gobalka Bay. Kulanka oo iminka ka socda Magaalada Baydhabo ayaa waxaa looga arinsayaa maamul KMG ah oo loo sameeyo Gobalka Bay oo dadka deegaanka ay leeyihiin. Wasiirada ka qeybgalaya shirkaasi ayaa waxaa... 

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dalka Belgumka kulamo kula leh EU

Jan 29, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu socdaal ku tagay Magaalada Brusels ee dalka Belguimka halkaasi oo uu kaga qeybgalayo shir ay isugu imaanayaan wadamada Midowga Yurub. Madaxweynaha oo xalay ka ambabaxay Magaalada Addis Abbaba ee dalka Ethiopia markii uu soo dhamaaday shirka Madaxda Midowga Afrika ayaa isaga iyo wafdigii lasocday ay u ambabaxeen dalkaasi Belguimka. Shirka Belgumka... 

Ajaaniib bilaabay in ay isaga baxaan magaalooyinka waaweyn ee Somaliland.

Jan 29, 2013
Shacabka iyo Siyaasiyiinta Soomaaliland ayaa si weyn u hadal haya go’aankii kasoo baxay dowlada Ingiriiska oo muwaadiniinteeda ugu baaqday inay isaga soo baxaa gobalada Soomaaliland ka arrimiyo, Ingiriiska ayaa sheegay inay heleen xog sheegaya in khatar ay ku sugan yihiin ajaanibta ku sugan Soomaaliland. Shalay ayey bilaabeen qaar badan oo ka mid ah Ajaanibtii ku sugneyd magaalooyinka waaweyn ee... 

Dowlada Soomaaliya oo ka Hadashey Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Madaxtooyada Soomaliya ee Muqdisho.

Jan 29, 2013
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay qarax ismiidamin ah oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan inta udhaxeysa Safaarada Ethiopia iyo xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee madaxtooyada Soomaaliya. Kadib shirjaraa’id uu ku qabtay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya C/laahi Ciilmooge Xersi kaasi oo sheegay in ciidamada Dowladda ay...