Home » Archive Daily February 6th, 2013

Xoghayaha Booliska Aduunka ee Interpool oo Muqdisho kula Shiraya Madaxda Dalka.

Feb 6, 2013
Wafdigan oo uu horkacayey Xoghayaha guud ee booliska Aduunka ee interpool oo maanta soo gaaray magaalada muqdisho ayaa waxa ay kulamo looga hadlayey tayeenta ciidamada Booliska soomaaliyeed la qaateen saraakiisha ciidamada booliska dowlada soomaliya oo uu ugu horeeyey taliyaha ciidamada booliska soomaliyeed jeneraal shariif sheekhunaa maye. Wafdiga oo markii ay soo gaareen muqdisho ay kusoo dhaweeyeen... 

Wasiirka Amniga Puntland oo Digniin u jeediyey Dadka sita Hubka

Feb 6, 2013
Wasiirka Amniga Puntland Col.Khaliif Ciise Mudan ayaa maanta shir-saxaafadeed ku qabtey magaalada Bosaso, waxaana uu ka hadley guud ahaan amniga Puntland iyo gaar ahaan magaalada Bosaso, sidoo kale waxa uu soo hadal qaadey banaanbaxii shalay (Salaasa) ka dhacay Bosaso iyo Qardho. Wasiirka ayaa marka uu shir saxaafadeedka qabanayo waxaa hareerihiisa fadhiyey Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Maxamed... 

Ra’isasal Wasaaraha Soomaaliya oo Khudbad u Jeediyey Dadweynaha Magaalada Baladweyne.

Feb 6, 2013
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wasiirada ka tirsan Xukuumadiisa ee kala ah wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya,Wasiirka arimaha gudaha iyo sidoo kale wasiirka kheyraadka dalka iyo xubno kale oo ka tirsan Wasiiro ku xigeenada dalka iyo safiirka Jabuuti ee dalka Soomaaliya ayaa maanta socdaal ku tagay Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalkaasi Hiiraan. Cabdi Faarax Shirdoon... 

Hay’adda WHO oo Dalbatey Dhaqaalo Wax looga Qabto Caruurta Soomaaliyeed.

Feb 6, 2013
Inka badan 200,000 oo caruur Soomaaliyeed ah ayaa la sheegay inay u baahan yihiin gargaar caafimaad kuwaasi oo la il daran xanuuno kala duwan sida ay sheegtay hay’ada caafimaadka aduunka. Hay’ada caafimaadka adduunka WHO ayaa ku dhawaaqday inay u baahan tahay 7.8 Billion si dhaqsi si wax looga qabto adeega caafimaadka deg dega ee dalka Soomaaliya. Dr Cismaan Saalah oo ka mid ah masuuliyiinta hay’ada... 

Booliska Somaliland oo Xirey Nin la sheegay in uu ka tirsan Yahay Baarlamaanka Soomaaliya.

Feb 6, 2013
Wararka kasoo baxaya magaalada Gebiley ee maamulka Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi xalay lagu xiray mid kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaankan ayaa magaciisa lagu sheegay Jamac, waxaana la sheegay in dadka deegaanka ay ku wargeliyeen booliiska xili uu halkaasi u tagay booqasho uu ugu socday hooyadiis oo xanuunsan. Ninkan lagu sheegay inuu xildhibaanka ka yahay... 

Gudoomiyahii Gobolka Bay oo ka hor yimid Xil ka qaadistii lagu sameeyay

Feb 6, 2013
Wareegto uu ku saxiixan-yahay Ku-simaha Madaxweynaha JF Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa xilkii uu hayay loogaga qaaday Gudoomiyihii hore ee gobolka Bay Cabdifataax Maxamed Ibraahin Geeseey, ayada oo jagadaasna lagu magacaabay guduumiye cusub ee uu gobolku yeeshay oo ah Cabdi Aadan Hoosoow Wareegtadan ayaa sidoo kale lagu sheegay in mamulkan uu shaqeyn doono muddo lix bilood ah,... 

Ban Ki-moon oo Walaac ka muujiyey Xukunkii Wariye Cabdicasiis Koronto.

Feb 6, 2013
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa ku biiriyay codkiisa walaaca iyo niyad jabka xukunkii maxkamadda Gobolka Banaadir ay ku xukuntay hal sanno oo xariga ah Wariye C/casiis Koronto iyo Haweenay sheegtay inay kufsadeen ciidanka Dowladda Somalia. “Waxaa ugu baaqayaa dowladda inay ilaaliso kufsiga loo gaysto haweenka isla markaasna ay si buuxda u baarto kufsiga iyo tacadiga lagula kaco... 

Dowlada Turkiga oo Balaarisey Howlgalada lagula Dagaalamayo Burcad Badeeda.

Feb 6, 2013
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay inay balaarisay baaxada howlgalka la dagaalanka kooxaha burcad badeeda Soomaalida, sida ay daabacday wakaalada wararka ee dalkaasi. Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa la sheegay inuu ansixiyay in waqtiga loo kordhiyo ciidamada la dagaalamaya burcad badeeda ee ka socda dalkiisa kuwaasi oo ku sugan xeebaha dalka Soomaaliya. Ciidamada la dagaalamaya burcad badeeda ee ka socda... 

Ra’isal Wasaare Saacid iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Gaarey Magaalada Baladweyne

Feb 6, 2013
Waxaa goor dhaweyd Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ka ambabaxay wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa u ambabaxay Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalkaasi Hiiraan halkaasi oo uu kulamo kula soo qaadan doono Madaxda Gobalkaasi. Safarka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxa...