Home » Archive Daily February 7th, 2013

Wasiirka Maaliyadda Iyo Qorshaynta Qaranka Oo Maanta Safar Shaqo Ugu Kicitimay Magaalada Nairobi (Sawiro)

Feb 7, 2013
Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Mudane Maxamuud Xasan Suleeman iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Nairobi si ay uga qayb galaan shirar muhiim ah oo ku saabsan sidii kor loogu qaadi lahaa dhaqaalaha dalka. Shirarka uu wasiirku ugu qayb galayo magaalda Nairobi ayaa daba socda shirarkii looga hadlayey qaabaynta dhaqaalaha Soomaaliya oo ay hurmuudka ka ahaayeen Bangiga Aduunka,... 

Abwaanka weyn ee Soomaaliyeed Abdullahi Xersi Baarleex oo Shabakadda Allgedo Online ku amaanay wax qabadkeeda (Dhageyso)

Feb 7, 2013
Abdulaahi Xersi Baarleex oo ka tirsan abwaanada Soomaaliyeed ee fara ku tiriska ah ee ku xeel dheer dhanka suugaanta ayaa waxuu asaga oo ku sugan xarunta maamulka Somaliland ee Hargeysa waxuu Shabakadda Allgedo Online ku amaanay wax qabadkeeda ku wajahan howlaha dhinacyada badan leh ee dhanka saxaafadda ee ay shabakadda sida dhex-dhexaadnimada leh ugu soo gudbiso bulshada Soomaaliyeed.   Halkaan ka... 

AMISOM iyo Ciidamada Dowlada oo ka hadley Dagaal ka dhacay Tuulada Muudaale oo ka tirsan degmada Ceelwaaq.

Feb 7, 2013
Sida lagu sheegay war saxaafadeeda ka soo baxay Amisom, ciidamada dowlada oo taageero ka helayay kuwa AMISOM ee ku sugan Nawaaxiga Buusaar ayaa shaley waxay weerar kadis ah la beegsadeen dagaal yahao ka tirsan Al Shabab oo ku sugnaa Gobolka Gedo, iyada oo weerarkaasi lagu baabi’iyay Saldhiga ay Shababka ku diyaarinayeen weerar gaadmo ah. Ciidamada isbaheysiga ayaa weerarka kadis ah ka fuliyay... 

Xukuumada Puntland oo Ganacsatada Puntland ka joojisey in ay Shidaal ka keenaan Dalka Yamen.

Feb 7, 2013
Qaar kamid ah ganacsatada Puntland ayaa cabasho xoog leh ka muujiyey wareegto dhawaan ka soo baxdey xafiiska Madaxweynaha Puntland, taas oo la sheegay in la joojiyey shidaalka laga keeni jirey dalka Yemen, Wareegtada Madaxweynaha ayaa soo baxdey 24/1/2013, laakiin waxay dhalisey buuq iyo jahwareer iyo cabasho xoogleh. Wasiirka Maaliyada iyo Wasiirka Dekaddaha Puntland ayaa maalin ka hor soo saarey... 

PM of Somalia “Somalia has an independent judiciary and the court has made its decision”

Feb 7, 2013
Responding to the Mogadishu court verdict in the trial of a woman and journalist, His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today said: “Somalia has an independent judiciary and the court has made its decision. We are now looking into this case. My government remains completely committed to upholding human rights. As part of this policy, we have just established an Independent Human Rights... 

Shirkii joogtada ahaa ee golaha wasiirada Soomaaliya oo maanta dhacay

Feb 7, 2013
Muqdisho, Somalia (AOL) – Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), iyadoo looga hadlay qodbo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen warbixin la xariirta Safarka Ra’iisal wasaaruhu ku tegay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, dib u eegis lagu... 

Press Release: Prime Minister welcomes UN Report on Somalia

Feb 7, 2013
STATEMENT FROM OFFICE OF PRIME MINISTER   February 7, 2013 Prime Minister welcomes UN Report on Somalia His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon has welcomed the UN Secretary-General’s Report on Somalia, which paid tribute to the country’s successful transition to the most representative government in more than two decades. The report, released on 6 February, praised “the most transparent... 

Weerar ka dhacay Magaalada Gaarisa oo Sababay dhimasho iyo dhaawac.

Feb 7, 2013
Koox hubeysan ayaa weerar ku qaaday laba nin oo maraayey bartamaha magaalada Gaarisa duhurnimadii manta (Khamiis), waxaana aisla meeshii ku dhintey mid kamid ah labadii nin ee la weeraray halka kii kalena hadda xaaladiisa lagula tacaalayo isbitaalka magaalada. Halka weerarku ka dhacay ayaa ah faras magaalaha Gaarisa ee ay ku yaalaan goobaha ganacsiga iyo Bangiyada magaalada. Labada nin ee wererarka... 

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Kulan la qaatay Qaar ka mid ah ururada Shaqaalaha rayidka.

Feb 7, 2013
Kulanka oo ka dhacay xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kasoo qeyb galay qaar ka mid ah ururada dhanka shaqaalaha qaabilsan kuwaasi oo su’aalo weydiinayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Masuuliyiinta ka socday Ururada dhanka shaqaalaha ayaa waxa ay weydiinayeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya in Dowlad aysan laheyn xeer uga dagsan... 

Axmed Madoobe oo Sheegay in dhowaan Kismaayo uu ka Furmi doono Shirka Maamul U sameynta Gobolada Jubbooyinka.

Feb 7, 2013
Isaga oo warbaahinta kula hadlaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa Guddoomiyaha maamulka KMG ah ee Magaalada Kismaayo wuxuu sheegay in dhawaan Kismaayo uu ka furmi doono shirka Gobalada Jubbooyinka maamulka loogu sameynayo. Axmed Madoobe ayaa sheegay in shirka ay furayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya, waxgaradka Gobalada Jubbooyinka kasoo jeedana ay uga tashanayaan...