Abdulaahi Xersi Baarleex oo ka tirsan abwaanada Soomaaliyeed ee fara ku tiriska ah ee ku xeel dheer dhanka suugaanta ayaa waxuu asaga oo ku sugan xarunta maamulka Somaliland ee Hargeysa waxuu Shabakadda Allgedo Online ku amaanay wax qabadkeeda ku wajahan howlaha dhinacyada badan leh ee dhanka saxaafadda ee ay shabakadda sida dhex-dhexaadnimada leh ugu soo gudbiso bulshada Soomaaliyeed.
Halkaan ka dhageyso abwaanka oo tix saar ah ku amaaayo Allgedo

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.