Home » Archive Daily February 8th, 2013

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Khayraadka DFS oo xariga ka jartay Hotel casri ah oo loogu magac daray Ramada Hotel oo laga furay Muqdisho (Sawiro)

Feb 8, 2013
Muqdisho, Somalia (AOL) – Xaflad si weyn loosoo agaasimay oo lagu furayey hotel cusub oo laga hirgeliyey magaalada caasimada ah ee muqdisho ayaa maanta ka dhacay magaalada muqdisho kaasoo ay ka qayb galeen masuuliyiin ka socday labada gole ee dowlada F Somalia, Odayaasha dhaqanka, Hay’ada Tika ee dalkaasi turkiga, qaybaha kala duwan ee bulshada iyo weliba marti sharaf kale kaasoo loogu... 

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdigiisa oo dib ugu soo Laabtey Magaalada Muqdisho.

Feb 8, 2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Max’uud iyo wafdigiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, iyadoo Garoonka Diyaaradaha si weyn ay ugu soo dhaweeyeen Madax ka tirsan Dalka iyo Qeybha Bulshada. Xasan Sh. Maxamuud iyo Wafdigiisa oo ka soo dagay Gegida Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa hadal kooban uu siiyay Saxaafadda waxa uu uga warbixiyay wadamadii... 

Qarax Magaalada Kismaayo lagula eegtay Askar ka tirsan Dowlada

Feb 8, 2013
Qarax xooggan ayaa saaka gudaha magaalada Kismaayo lagula eegtay gaari ciidan oo ay wateen askar katirsan ciidamada dowladda, xilli uu marayay xaafadda Calanleey ee magaalada Kismaayo. Qaraxa oo la aaminsan yahay in uu ahaa nooca miinooyinka dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay halka loo yaqaan Derisyoonka leegada oo u dhow isgoyska Somali-star oo katirsan xaafadda Calanleey ee magaalada Kismaayo, waxaana... 

Mudaaharaad Balaaran oo looga Soo horjeedo Faroole oo ka dhacay Magaalada Boosaaso.

Feb 8, 2013
Waxaa maanta ka dhacay magaalada Bosaso mudaaharaad ballaaran oo ay ka qaybqaateen dhalinyaro badan, mudaaraadayaasha ayaa wata boorar ay soo daabacdeen oo ay ku sawiran yihiin sawiro looga soo horjeedo maamulka Madaxweyne Cabdirxmaan Faroole, waxaana ku qornaa No Faroole,, Faroole Doni Mayno, waxaana ay ku dhawaaqayaan halkudhigyo looga soo horjeedo dowladda isla markaana looga cabanayo dhibaatooyinka... 

Aqoonyahano soo Dhaweeyey in Soomaaliya la keeno Ciidamo ka socda Dalka Britain.

Feb 8, 2013
Cumar Daahir oo kamid ah aqoonyahanada soomaaliyeed oo la Hadlayey Warbaahinta magaalada muqdisho ayaa sheegay in ciidamo ka socda dalka Britain oo soomaaliya la keena ay ahmiyad gaar ah u leedahay umada soomaaiyeed. Aqoonyahan cumar daahir ayaa tilmaamay in ciidamo ka tirsan kuwa ingiriiska oo soo gaara soomaaliya ay wax badan ka qaban doonto xaalada amni ee soomaaliya. Wuxuu sheegay inay tahay tilaab... 

Shirkii Wadamada Islaamka oo la soo gunaanaday, Madaxweyna Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey.

Feb 8, 2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qudbad ka jeediyay shirka ururka dalalka Islaamka (OIC) oo Qaahira maanta lagu soo gaba-gabeeyay. Ra’isal Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimahha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Marwo Fawziyo Yusuf Aadan, Wasiirul Dowlaha Madaxtooyadda Mudane Faarax Sh. Cabdul-Qaadir, iyo Wasiirul Dowlaha Wasaaradda Arimaha...