Home » Archive Daily February 14th, 2013

Maxamuud Sayid Aden iyo mas’uuliyiin kale oo ka hor yimid qorshaha maamul u sameynta Jubooyinka (Dhageyso)

Feb 14, 2013
Ayada oo uu magaalada Kismaayo si xowli ah uga socdo qorshaha maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa waxaa maanta arrintaas si weyn uga hor yimid mas’uuliyiin kasoo kala jeeda gobolada Gedo iyo Bay, kuwaasoo sheegay in hanaanka geedi socodka maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka iyo Gedo uu yahay mid aanan ku socon wadadii fiicneyd ee ay aheyd in loo maro. Mas’uuliyiinta... 

Press release: His Excellency PM congratulates Somali women for participating in “One Billion Rising Campaign”

Feb 14, 2013
His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today congratulated Somali women for participating in “One Billion Rising”, a global campaign to end violence against women. Hundreds of Somali men and women gathered at the community centre in the district of Warta Nabadda, the only district in Mogadishu which has a female District Commissioner, to attend the event, which was organised by the Elman... 

Dowlada Iran oo iska fogeysay eedeyntii loo jeediyay ee ahayd inay Hubeyso Alshabaab

Feb 14, 2013
Guddiga ay Qaramada Midoobay u xil saartay inuu kormeero cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya ayaa dhowaan sheegay in kooxda al-Shabaab ay hub ka hesho shabakado ku sugan dalalka Yemen iyo Iran. Jamhuuriyadda Isaamka ee Iran ayaa eedeyntaas ku tilmaamtay been-abuur aan macquul ahayn, sida xukuumadda Iran ay ku sheegtay warqad ay u dirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Danjiraha Iran u... 

Maamulka Gobolka SH.Hoose oo sheegay in ay la wareegeen Deegaano ka tirsan Gobolkaasi

Feb 14, 2013
Masuuliyiinta maamulka Dowladda ee Gobalka Shabeelaha hoose ayaa sheegay inay la wareegeen deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobalka Shabeelaha hoose. Guddoomiyaha Gobalka Shabelaha Hoose ee Dowladda Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur Siidii oo la hadlay Warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen deeganada kala ah Janaale,Awdhiigle,Mubaarak,Daarasalaam iyo deegaano... 

Xarakada Alshabaab oo ka hadashey Geeridii Gudoomiyahii Ahlu Suna

Feb 14, 2013
Ururka Al-Shabaab ayaa ka hadlay geerida ku timid Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefoow oo ahaa Guddoomiyihii Golaha fulinta ee Ururka Ahlusuna Gobalada dhexe ee dalka Soomaaliya. Sheekh Xasan Yacquub oo ah Guddoomiyaha Al-Shabaab ee Gobalka Galgaduud ayaa wuxuu sheegay in geerida ku timid Sheekh Xeefoow ay tahay arin farxad leh sida uu sheegay. Wuxuu ku tilmaamay Sheekh Xasan Yacquub in Xeefoow uu ahaa qof... 

Midowga Yurub oo ka digay in Tababarka Ciidamada Soomaaliya loo wareejiyo Muqdisho.

Feb 14, 2013
Madaxda Midowga Yurub oo kadigay tababarada ciidamada Soomaaliya loogu sameynaayo dalka Uganda in loo wareejiyo Soomaaliya. Sida uu Taliyaha Hogaaminaya howlgalka iyo tababarada ciidamada Soomaalida ee Midowga Yurub Gen. Gerald Ahern uu sheegay isagoo kahadlayay kulan ay wasiirada difaaca midawga yurub ku lahaayeen dalka Airland ayaa sheegay inaan lagu fududaan in loo wareejiyo ciidamada tababarka... 

Komoro Yese oo Kenya ka Dalbaday In Alshabaab laga sii daayo

Feb 14, 2013
Mid ka mid ah muwaadin Kenyan ah oo gacanta ugu jira Ururka Al-shabaab oo lagu magacaabo Komora Yesse da’diiusna ay tahay 26 sano jir, ayaa qeylo dhaan ku aadan in laga sii daayo gacanta Al-shabaab wuxuu u diray dowlada Kenya, isagoona tilmaamay in Nafsadiisa ay qatar aad u xoogan ku jirto. Komora Yesse oo ka soo muuqday muuqaalka barta Youtube ay soo dhigeen Al-shabaab ayaa waxaa laga dheehanayay... 

Mudaharaadkii Ugu Balaarnaa ee Looga Soo Horjeedo Qaadka oo dhawaan ka dhici doona magaalada London ee cariga Ingiriiska (Daawo Video)

Feb 14, 2013
Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada London ee dalka Ingiriiska, iyo magaalooyinka ku dhow-dhow waxaa lagu wargelinayaa in Taariikhdu marka ay tahay Sabti, February 23, 2013 in la qaban doono Isu soo bax aad u balaaran oo looga soo horjeedo cunista iyo ka ganacsiga maan dooriyaha Qaadka. Haddaba, bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingiriiska, gaar ahaan magaalada London iyo magaalooyinka...