1. Marka aan eegney xaalada uu ku dhintey waxaan urajaynaynaa inuu Shahiid ahaa.
2. Waxaan sidoo kale Allah karajaynaynaa in dilkiisa noqda mid soo afjara gaadmada lagu hayo Culimada Diinta oo ay unoqota Shacabka Soomaaliyeed mid kubaraarujisa difaaca Culimadeeda.
3. Waxaan taageereyna inay culimada Soomaaliyeed meel cad ka istaagto dilalka noocaan ee loo adeegsanao magaca Diinta.
Magacyada Ducaada Tacsida diraayo:
1. Sheekh Abdirashiid Sheekh Cali Suufi
2. Sheekh Muxammad Xaaji Yuusuf
3. Sheekh Muxammad Xaaji Xasan (Golas)
4. Sheekh Adam Sheekh Xasan
5. Sheekh C/xakiim Sheekh Cali Suufi
6. Sheekh Axmad Xaaji Qaasim
7. Sheekh Shuceyb Cartan
8. Sheekh Mahad
9. Sheekh Muxammad Ashkar
