Inaa lilaahi wa Inaa ilaahi raajucuun. Waxaa xalay oo tariiqdu ahayd February 14, 2013 ku geeriyooday magaalada caabudwaaq Adeer shire Kuluc Daadoxo. Ilaahay janadii fardowso haka waraabiyo, Samir iyo iimaana alaha anaga iyo qoyskii uu ka baxayba ha naga siiyo.
Anaga oo ah dadka uu magacooda hoos ku xusan yahay waxaan tacsi u diraynaa dhamaan reer shire Kuluc oo ay ka mid yihiin:
Waxaa tacsida dirayo qoyska Reer Cali Xassan oo kala ah:1. Dr. Abdi Cali xassan
2. Hooyo Murayad Guled Shabel
3. Wilo Cali xassan
4. Fartuun Cali xassan
5. Mahamed Cali xassan
6. Guled Cali xassan
7. Hoyo Deeqo caynab
8. Hawo Cali xassan
9. Ibrahim Cali xassan
10. Fowsi Cali xassan
11. Juwayriya Cali xassan iyo reerahooda iyo caruurtooda.
Ilaahay naxariistii Jano haka waraabiyo Adeer Shire Kuluc, Aamiin.
—————–
Tacsidaan waxaa AOL soo gaariiyay Guled Ali.
