Home » Archive Daily February 23rd, 2013

Waaxgarad Iyo Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Beesha Sade (Mareexaan) Oo Qaadacay Shirka Lagu Wado Inuu Dhowaan Kismaanyo Ka Furmo (Sawiro + Video)

Feb 23, 2013
Muqdisho, Somalia (AOL) – Kulan balaaran oo ay kasoo qayb galeen wax garadka iyo siyaasiyiinta beesha Sade (Mareexaan) oo lagaga soo horjeedo shirka lagu wado inuu dhowaan ka furmo magaalada Kismaayo ee lagu doonayo in maamul loogu sameeyo gobolada Jubooyinka iyo Gedo ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulankan oo ay ka hadleen waxgarad iyo siyaasiyiin ka wada tirsan beesha Sade ayaa si... 

Somali PM salutes Turkey for growing support to Somalia

Feb 23, 2013
Turkey is showing the world what it is possible to achieve in Somalia, His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon said today. Speaking during the visit to Mogadishu of the Deputy Prime Minister of Turkey His  Excellency  Bekir BozdaÄŸ, the Prime Minister welcomed Istanbul’s growing programme of assistance to Somalia. Turkey had been involved in Somalia at an early stage, he said, and... 

War-saxaafadeed: Ra’isal wasaaraha Soomaaliya oo maanta soo saaray baaq ku aadan dagaalka Kismaayo ka dhacay.

Feb 23, 2013
Ra’isal wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), Feb. 23, 13/AOL. Moqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta soo saaray baaq ku aadan dagaalka kasoo cusboonaaday Kismaayo. “Waxaa dhawaan isoo gaartay in dagaal ka dhacay magaalada Kismaayo. Waxaana aad uga xunnahay in dhiig dad walaalo ah oo Somaliyeed... 

Ra’isal wasaaraha Soomaaliya oo casuumad u fidiyay Guddiyada qaban-qaabada maamul u samenta gobolada Jubbooyinka.

Feb 23, 2013
Ku:  Guddiyada maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka Fadhigooda. Og:  Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Muqdisho. AMISOM Head of Mission Muqdisho. IGAD Reprasentative in Somalia Muqdisho. UN Political Office in Somalia Muqdisho. Ujeedo: Codsi ka Soo Qayb Gal Shir wada Tashi Mudaneyaal iyo marwooyin, Anigoo Tixraacaya Dastuurta Ku-Meelgaarka ah ee Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya... 

Madaxweynaha Soomaaliya oo Qaabilay wafdi ka socday Turkiga (Sawirro)

Feb 23, 2013
Muqdisho, Somalia (AOL) – Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta la kulmay wafdi ka socda dalka Turkiga oo uu hogaaminayey Raiisal Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Mudane Bekir Bozdag. Mudane Bozdag waxaa weheliyey Wasiirka Horumarinta dalka Turkiga Mudane  Cevdet Yilmaz waxayna kusoo booqdeen xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya. Waxaa kulankan ka... 

Dagaal ka dhacay gudaha Magaalada Kismaayo iyo Isgaarsiintii Magaalada oo la jarey

Feb 23, 2013
Dagaal culus oo la isku adeegsadey Hubka nooc yadiisa kala duwan ayaa Maanta waxaa uu gudaha kismaayo uu ku dhexmarey Labo Ciidan oo ka kala tirsan kuwa Dowlada ee ku sugan Kismaayo, iyadoo la sheegayo dagaalkaasina in uu geystey khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaarey labada dhinac ee halkaasi ku dagaalamay. Sida ay sheegayaan wararka dagaalkan oo socday muddo 45-daqiiqo ayaa keenay... 

Cadeynta Lahaanshaha Safaaradii Soomaaliya ee Dalka Kenya oo Si Rasmi ah loogu Wareejiyey Soomaaliya

Feb 23, 2013
Safaaradda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wareegtay Warqadaha caddeynaya Lahaanshaha Dhulka safaaradda Soomaalida ee Nairobi. Safiirka Soomaaliya ee Kenya Ambassador Maxamed Cali Nuur Ameeriko oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Wasaaradda Deegaanka Kenya ay Safaaradda Soomaalida ku wareejisay Warqadaha cadeynaya in Dhulka ay Degantahay safaaraddu ay milkiyad ahaan u leedahay Somaliya. Safiirka... 

Ra’isal wasaare Ku xigeenka Dalka Turkiga oo Booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho

Feb 23, 2013
Wafdiga uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga ee soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyay xubno ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Soomaaliya ahna Wasiirka arimaha dibada dalka Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo sidoo kale Wasiirka Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Garoonka kusoo dhaweyay iyo wasiiro kale. Wafdiga ayaa... 

Qurbajoogta Jubbooyinka oo Taageeray shir ka socda magaala madaxda Gobolka Gedo ee Garbahaarey

Feb 23, 2013
Haddaanu nahay jaaliyadda Jubbooyinka ee kasoo jeeda gobolada Jubbooyinka waxaan si wayn ugu faraxsanahay shirka Saaka ka furmaya magaalada Garbahaarey ee caasimadda Gobolka Gedo oo aanu filayno inuu yahay mid wax wayn ka badali doono niyadda shacabka Jubbooyinka. Sidaanu ognahay waxaa halkaas shir uga furmayaa Saaka Siyaasiyiinta, Maamuada degmooyinka Gedo, iyo Saraakiisha ciidamada isla gobolka Gedo... 

Gudiga Farsamada Maamul u Sameynta Gobolada Jubbooyinka oo sheegay in dib loo dhigay Shirkii ka furmi lahaa Kismaayo

Feb 23, 2013
Xilli dib u dhac uu ku yimid furmashada shirka maamul u sameynta Gobalada Jubbooyinka iyo Gedo ee lagu waday inuu ka furmo Magaalada Kismaayo maanta oo Sabti ah, ayaa mas’uuliyiinta guddiga farsamada waxaa ay baaq ujeediyeen madaxda Dowladda Soomaaliya. Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Farsamada Macalin Maxamed Ibraahin oo Magaalada Kismaayo shir jaraa’id ku qabtay ayaa wuxuu sheegay in Madaxweynaha...