Home » Meher-Aroos »

Hambalyo Meher: Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali Gurxan

meher2
Hambalyo….Hambalyo…. Hambalyo.  Hambalyo Meherka Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali  Gurxan oo uu maalinta beri oo ay taariikhdu tahay March 2, 2013 meherkoodu ka dhacayo magaalada Joensuu ee wadanka Findland.

Caruuska iyo caruusadda waxaa halkaan hambalyo iyo bogaadin uga diraayo dadka uu magacoodu hoos ku qoran yahay oo Rabbi uga baryayo inuu meherkoodu ka dhigo kii barko yeesha ee ay ku nagaadan, isla markaana soo dadadjiya aqalgalkooda, dabadeedna kala hela wiilal iyo gabdho baariya oo diintooda, naftooda, waalidkood iyo dalkooda wax tara.  Aamiin, aamiin, aamiin.

Liiska dadka tahniyadda diraayo waa:

1.  Adan Cabd Kharah
2.  Cabdullah  Cabdi Kharash
3.  Xalimo Cabdi Kharash
4.  Nuur Cabdi Kharash
5.  Ifrax Cabdiraxman Cabdi kharash
6.  Ubax Cabdiraxman Cabdi Kharash
7.  Fadumo Cabdi Kharash Caruurteda iyo dhanaan reer Cabdi Kharash
8.  Cabdiqfar Aadan Nuur
9.  Maxamed Adan Nuur iyo dhamaan reer Aadn Nuur
10. Aadan Maxamed Maxamud
11. Xafido Maxamed Maxamuud
12. Cadar Cilmi
13. Bureeqo Sharawe
14. Maxamed Sharaawe
15. Cabdiraxim Sh xasan Cilmi iyo dhamaan reer Abdiraxim Sh.
16. Maxamud Xasan Cilmi
17. Cabdiqadir Xasan Cilmi
18. Maxamud Daa’uud Cilmi
19. Warsame Daa’uud Cilmi
20. Maxamed Cabdile Jamac  Xiish
21. Xaji Cabdi Nuur Buule iyo xaaskiisa Ubax Maxamed Muuse
22. Maxamed Shariif Aboobey
iyo xaaskiisa Fadumo Maxamed Muuse
23. Cabdiweli Bacle Sh. Xassan
24. Xussen Maxamed Cabidile Biikole
25. Idiris Sh. Xasan Faarax iyo xaaskiisa Xabiibo Sh. Xasan Sh. C/raxmaan
26. Ayaan Cabdirisaaq Soofe
27. Maxamed Cabdiqaadir Maxamuud.
———————-
C/qaadir Maxamuud Warsame, Helsinki/Findland.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.