GACAL IYO SOKEEYBA, GUURKIINA LAGU FARAX!
Anaga oo ah dadka ay magacyadooda hoos ku xusan yihiin oo kala jooga daafaha dunida, ayaa waxaan halkaan hambalyo ugu direynaa Cumar Cabdi Rude iyo Nimco Yuusuf (Nacimo Caddey) oo uu dhawaan arooskoodu dhacay. Waxaan leenahay “Cumar iyo Nimco, arooskiinu ha noqdo kii bulaala oo aad ku kala heshaan awlaad baariyaal ah oo naftooda, diintooda, waalidkood iyo dalkoodaba wax tara”, aamin, aamin…
Tahniyadaan waxaa si wada jir ah u diraya dadka uu magacooda hoos ku xusan yahay:
1. Dr. ayanle cabdi nuur farax
2. Howlwadeen. Ali abdi rude
3. Boqor. Maxamed qaasin
4. Eng. Cabdi samad bashir
5. Eng. Farxan sade ilka ciddi
6. Eng. Axmed adan hanqar
7. Mr. Mubarak cabdi rude
8. Mr. cabdi shakuur xaashi
9. Mr. cabdi xassan xanaf
10. Abwaan. Ali qare dhagweyn
11. Mr. maxamed kalafoge
12. Dr. cubaidullah shaikh maxamed
13. Nimco cabdi maxamed
14. Xalimo cabdi maxamed
15. Safiya cabdi maxamed
16. Bishaara cabdi maxamed
17. Mr. mustaf salaad ali oday
18. Asiyo salaad ali oday
19. Mr. mukhtar salaad ali oday
20. Mom. Xirsiyo maxamed xassan
21. Mom. Faadumo iimaan adan
22. Mr. Ibraahim cabdul qadir
23. Amino cabdi kariin.