Home » News, Tacsi »

Qoska reer Faarax Afdheere Axmed-gulaan oo ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Sheekh Cabdulaahi M. cabdi Guuleed Jucfe.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ELEYHI RAAJACUUN! Tacsi Tiiraanyo leh.  

TACSI
Anagoo ah dhammaan qoyska reer Faarax Afdheere ee ay magacyadoodu hoos ku xusan yihiin, waxaan halkaaan Tacsi Tiiraanyo leh oga diraynaa dhammaan qoysa reer Guuleed Jucfe iyo xaaskii iyo caruurtii uu ka tagey Marxuum Sheekh Cabdullaahi Macalin Guuleed Jucfe oo dhawaan ku geeroodey magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Waxaan marxuumka Ilaahey oga baryeynaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo, kitaabkiisana midigta ka siiyo, ehaladii iyo qoysii uu ka baxayna Samir iyo iiman waafi ah ka siiyo. Aammiin! Aammiin!

Liiska magacyada tacsida diraayo waa kuwaan hoose:
Dr. Cabdirsaaq Faarax Afdheere
Dr. Cabdirshiid Faarax Afdheere
Luul Faarax Afdheere
Daahir Faarax Afdheere
Fartuun Faarax Afdheere
Dr. Ibraahim Faarax Afdheere
Col. Cabdulaahi Faarax Afdheere
Ardo Faarax Afdheere
Maryan Faarax Afdheere
Cadar Faarax Afdheere
Nasra Maxamed. F. Afdheere
Cismaan Maxamed. F. Afdheere
Isir Maxamed. F. Afdheere
Axmed Maxamed. F. Afdheere
Mahad Maxamed. F. Afdheere
Istar Maxammed. F. Afdheere
Seynab Maxamed .F. Afdheere

———–
Daahir. F. Afdheere
Email.gulaan1969@yahoo.com

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

1 Jawaab " Qoska reer Faarax Afdheere Axmed-gulaan oo ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Sheekh Cabdulaahi M. cabdi Guuleed Jucfe. "

  1. Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileehi Raajicuun, geeridu waa xaq.

    Waxaan u tacsiyeynayaa Reer Macallin Cabdi oo dhan Waxaanan leeyahay Samir Iyo iimaan Allaha naga wada siiyo Sheekh Cabdullaahi Macallin, isagana Waxaan illaahay uga baryeynaa inuu Naxariistii janno siiyo.

    ammiin Ammiin

    Daahir Burale

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.