Home » News, Tacsi »

TACSI: Xasan Maxamed Xusein (Xasan Dooy) oo maanta ku geeriyoodey magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya

tacsi

Waxaa caawa oo taarikhdu tahay March 15, 2014 ku geeriyooday magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya Agaasimihii hore ee sirdoonka Puntland Col. Xasan Maxamed Xusein (Xasan Dooy.)

Jaaliyada Puntland ee Denmark waxay tacsi tiiraanyo Xambaarsan u dirayaan Maxamed Xasan Dooy(Maxamed Black) geerida ku timid aabihiis, Waxay kaloo jaaliyadu tacsi u dirayaan Qoyska iyo Ehelka guud ahaan iyo dhamaan ilmo Xasan Maxamed Dooy.

Marxuumkana waxaan illaahay uga baryaynaa jano waarta iyo dambi dhaaf.

Waxaa Tacsidan diraya:

Suldaan Xaaji M.Hussein Ramdaan
Oday Bootaan Bare Samatar
Oday Cabdi Xasan Abuukar(Cabdi Madoobe)
Suldaan Axmed Xasan Keenadiid
Oday Cabdi Abshir Aaden
Oday Salaad Ileeye
Oday C/risaaq Yuusuf Cali Xoosh
Xaaji Mohamed Hussein Daaniye
Dr. Saciid Ahmed Oor
Ali Cabdi Kawis(Cali Qalinle)
Faarax Ciise Saciid
Maxamuud Muse Xasan-weli
Cabdinasir Cabdiqadir Cadceed
Maxamud Ahmed Cali Ilkacase
Eng. Maxamuud C/qaadir Xaaji Xuseen
Maxamed Xasan Gelle
Xildhibaan Ibraahim Dhaqane
Ing. Cumar Maxamud Cabdi
Maxamuud Saciid ( Surka)
Abwaan Axmed Xuseen Farax
Siciid Xuseen Faarax
Maxamed Cabdi Cartan
Sheekh Axmed Saciid
Maxamuud Maxamed Jaamac (MJ)
Cali Geelxoor
Husein Beynax Bare iyo Marwadiisa Haliima Abuukar Hileye
Cabdi-Shaahid Mahamed Bare
Shiekh Shiine Xirsi Nuur
Maxamuud Cabdi
Yuusuf Cali Ilweyn
Axmed Maxamed Isse (Dhakal)
C/laahi Axmed (Haragweyn)
C/laahi Axmed Gabayre
Eng. Maxamed C/llaahi Xuseen (Shoortaaye)
Axmed Maxamed
Suldaan Maxamed Maxanuud
C/laahu Maxamed Maxamuud
Edo Mulaaxo Xaraare
Eedo Maryan Jaamac Aar
Eedo Caasho Xirsi Nuur
Xaawo Cabdi Abshir
Farxiya Sheekh Xasan Said
Sahro Faarax Ciise
Sureer Cali Maad
Eedo Faadumo Xasan Cali
Eedo Dheeh Ibraahim Kilwe
Eedo Isir Maxamed Warsame
Abshiro Cabdulle Yuusuf
Faadumo Cali Maxamed
Eedo Saciido Cumaan Xaaji Xasan
Maxamed Cali Cabdulle
C/rashiid Salaad (Nuune)
C/qaafdir Elmi Yuusuf (Shurbeyn)
Ubax Maxamuud Kadawe
Saciid Maxamed Saciid
Maxamed Axmed Maxamed Abdulqaadir
Maxamed Saciid Osmaan
Burhaan C/laahi Bashiir (Bille)
Mohamuu Cali Xirsi (Heelow)
Cabdirsaaq Abuubakar  (Namhaan)
C/xaliim M, Cali Ilweyn
C/llaahi Cali Shaandhe
Zamzam Yaasiin Axmed
Ubax Maxamed Cusmaan
Sucaad Said Daahir
Mukhtaar Cali Qood
Ubax Cabdi Abshir
Aamino Daahir
Xaliimo Cabdulle
Said Axmed Xasan
Sahro Maxamed Aadan
Safiya Maxamed Faarax
Sureer Cali Maxamed
Safiya Yuusuf Ismaaciil
Ramla Cali Maxamed
Nafisa C/laahi Maxamed
Kamaal C/raxmaan Nuur
Axmed Cali Yuusuf
Caydaruus Jaamac Faarax
C/laahi Maxamed (Carabduur)
C/daahir Saciid Yuusuf
C/llaahi Cagayare.
Tacsidaan waxaa AOL soo gaarsiiyay C/qaadir Cumar Maxamuud.

 

 

 

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.