Home » News »

Resturant Aad ka Heli karto Boqol iyo Todobaatan iyo Lix Nooc Oo Cunto Kala Duwan ah (Daawo Sawiro)

XayeysiinRetauran khana khazana international oo lagagaa furay Somalia markii ugu horaysay Khana khazana waxay laamo ku leedahay 24 wadan oo aduunka kamid ah, waxay kuu samaynaysaa 176 nooc oo cuno ah oo ay ku jiraan dadka sonkorta iyo dhiig karka qaba Sidoo kale waxaa ka mid ah cunooyinka aad ka helayso restaurant khana khazana naani jabaati iyo khubus carbeed iyo weliba 20 nooc wax ka badan oo lagaaga sameeyey kaluunka oo keliya sida:

Fish appollo
Fish chili
Fish yoga
Fish achar
Fish finger
Fish and chips

Iyo noocyo kala duwan oo badan Sidoo kale cuno kasta waxaa lagaga samaynayaa boqolaal nooc oo kala duwan Resturantigaan khaana khazana international wuxuu ku dhex yaala hotel sayid international oo isaguna aad ka dhex heli doonto jiif raaxo leh oo ka kooban sariiro single iyo double ah waxaana kuu adegaya shaqaale aqoon sare u leh shaqadooda . Hotel sayid internatioanal waxuu ka kooban yahay afar dabaq waxuuna leeyahay hoolal qaada in ka badan kun qof oo aad ku qabsan kartid xafladaha ,shirarka aroosyada iyo munaasabadaha gaarka ah. Hotel Sayid International waxuu ku yaalaa kazoo horjeedka taaladii caanka ahayd ee sayid maxamed cabdulle xasan ,qaybta bari waxuu ka haystaa wadada maka-almukarama.

Hotel_Sayidka_1

Waxii faah faahin ah kala xiriir Teleefanka uu nambarkiisu yahay: +25261-5231125 ama +25261-5541445 Line ka 653141 ama 941027, ama isticmaal oo kula xariir email-ka
buule9593@gmail.com, ama booqo websiteka:  www.khanakhazana .com

NB : magaca ugu sareeya qoraalka waaka ay bilaamaynayso xayaysiinta is bed bedelaysaa walaal (Resturant Aad ka Heli karto (176) Boqol iyo Todobaatan iyo Lix Nooc Oo Cunto Kala Duwan oo muqdisho laga furay khana khazana resturant) raashinkana website ka kala bax, una badi walaal cunada muhiimada saar www.khanakhazana.com.

Hoos ka daawo cuntooyin kala jaa-jaad ah oo laga helo Hotel Sayid International.

Hotel  Hotel2 Hotel3 Hotel4 Hotel5 Hotel6 Hotel7 Hotel8 Hotel9 Hotel10 Hotel11 Hotel12 Hotel14 Hotel15 Hotel16 Hotel17 Hotel18 Hotel19 Hotel23 Hotel24

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.