Home » News »

Cudurada dilaaga ah ee AIDS iyo kuwa beerka ku dhaca oo daawo loo helay (Dhageyso wareysi)

HerbalMagaalada Kismaayo ee dalka Soomaaliya waxaa waayadaan danbe joogay Dr. Maxamuud Bukhaari, kaasoo uu Rabbi u sahlay in uu helo daawooyin lagu daaweeyo dadka qaba cudurada dilaaga ah ee HIV/AIDS, Hepatitis B iyo C.

Rug uu takhtarka ku leeyahay gudaha magaalada Kismaayo ayaa waxaa marba marka ka danbeeya kusoo badanaya dadka qaba cuduradaas dilaaga ah, ayada oo ilaa iyo haddana ay jriaan dad badan oo kaddib markii la siiyay mudaawaadka uu sheega isticmaalo laga daaweeyay cuduradaas halista ah.

Tirada dadka qabay cuduradaan halista ah ee ilaa iyo hadda markii la siiyay daawada uu takhtarka isticmaalo ku reysatay ayaa gaaraya 19 qof oo uu ku jiro nin la yiraahdo Jaamac Xasan Faarax oo horay u qabay cudurka dilaaga ah ee AIDS-ka, kaasoo sida aad ku maqli doonto wareysi lala yeeshay uu ku  sharaxayo sida looga daaweeyay cudurka AIDS-ka.

Hadda waxuu Dr. Maxamuud Bukhaari cuduradaan halista ah ka daaweynayaa oo ay daawo ku socotaa dad ay tiradooda gaareyso 10 qof.  Mudada ugu badan ee ay daawada ku soconeyso qofka laga daaweynayo cudurada HIV/AIDS, Hepatitis B iyo C ayaa ah 6 bilood.

Ciddii qabta mid ka mid ah cudurada dilaaga ah ee HIV/AIDS, Hepatitis B iyo C ee dooneysa in ay iska daaweyso, waxay la xariiri kartaa Dr. Maxamuud Bukhaari oo ku sugan magaalada Kismaayo ee dalka Soomaaliya, waxaana lagala xariiri karaa Teleefanka iyo email-ka hoos ku qoran:

AIDS_Hepatitis_Cure

   Halkaan ka dhageyso wareysi lala yeeshay Jaamac Xasan Faarax oo cudurka AIDS laga daaweeyay

Dr. Maxamuud Bukhaari
Daaweeyaha: Cudurada HIV/AIDS, Hepatitis B iyo C
Email: abuliban@hotmail.com
Tel: 0617361620 Kismaayo, Soomaaliya.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

3 Jawaabood " Cudurada dilaaga ah ee AIDS iyo kuwa beerka ku dhaca oo daawo loo helay (Dhageyso wareysi) "

  1. Alxlilaah calaa kuli xaal ilaahay ha caafiyo wixi buka ee silaam ah
    Inta fayowna ha badbaadiyo
    Dhammaantoodna ha hanuuniyo aaamiin

  2. Dhamaaan waxaan kula dardaarmayaa wllday in la iska ilaaliyo gogol dhaaafka iyo sinadaba
    Waayo xanuunkani waa cadho alle
    Rabi haynaga hayee

    Digtoorkana alle cilmiga iyo caqliba haw barakeeyo
    Kheyrka uu sameeyeyna ilaahay wanaag haku abaal mariyo

    Ilaahbaa mahadleh

  3. Cadde says:

    Assc

    Masha Allah Dr Cilmiga iyo mimrigaba Allaha u Barakeeyo Cudurka waa iska Ciqaab Allah Zino iyo si kaleba waa lagu qaadaa Marka waxaan da’yarta kula Dardaarmayaa in ay Dhowrsadaan

    Insha Allah

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.