Home » News, Tacsi »

Jaaliyadda reer Puntland ee ku dhaqan dalka Jarmalka oo ka tacsiyeeyay dilkii Muqdisho loogu geystay Saado Cali Warsame.

tacsi

Annagoo kala ah xubnaha halka hoose magacyadooda ku qoran kana mid ah Jaaliyadda Puntland ee Dalka Jermalka, waxaan halkaan tacsi uga direynaa geerida naxdinta lahayd ee ku timid Asatan Qaran Saado Ali Warsame ,Xildhibaanada oo gacan kaxaqdarani dishay Wednesday 23rd of Jul 2014.

Waxaan Halgamayada Umada Somaliyadeed Allaah uga baryeynaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo.

Dhamaan Umada Somaliyadeedna Gar-ahaan Eheladii iyo Qaraabadii ay ka tageeriyotayna samir iyo iimaan kasiiyo.

Drs Asho Mahamed Jibriil
Nabdoon Abdirisaaq Gabal Qariye
Nabadoon Bishar Carab yusuf jibrii
Ex Wasiir Eng Hassan Mahamed Jibriil
Dr Abdiwali Ukun
Suldan Abdiqadir Sumaye
Islaan Indhayare Sugul
Eng Abdiqadir Aadan Dheere
Dr Najiib Xakaar Axmad nuur
Dr Mustafe Cumar Cilmi
Dr Yahye Cumar Cilmi
Khadra Shirwa Abdisalam
Mahamed Ali Hirsi

Waxaan mar labaad Allaah uga baryeynaa inuu qabrigeeda u waasiciyo, Waa Ehelu jano waxaa aydhimatay Bishii Ramadaan* 10kii* Ugu danbeeyay wanag iyo khayrbayna waday Alaha cadaabta kaa xoreeya.

Amin Amin Amin Amin.
W/Q Puntland Diaspora Forum in Germany
Dr Shirwa Abdisalaam Mohamud
frankfurt, Germany

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.