Home » Tacsi »

Tacsi ku socota qoyska uu ka baxay AUN marxuum Salaad Cali Oday

TACSI201

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAJICUUN!!! MA DHINTE WAA ILAAHAY
Dhamaan ehelada iyo qoyska aan magacyadooda hoos ku xusi doono, waxay halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan dhamaan eheladii iyo qoyskii uu ka baxay marxuum salad ali oday markay taariikhdu ku beegnayd maalin jimce ah 9-10- 2014 ku geeriyooday magaalada boosaaso ee dalka Somalia.

Ehelada iyo qoyska tacsida diraya waxay si gaar ahaaneed ugu tacsiyeynayaan mamo xirsiyo maxamed xasanuur o ah xaaskii uu katagay marxuum salad cali oday iyo sidoo kale dhamaan ilma salad cali oday wiilal iyo gabdhaba.

Waxaan ilaahay uga barayeynaa marxuumka inuu ka waraabiyo janadii firdowsa ahayd, qabrigana u waasiciyo, kitaabkiisana midigta kasiiyo, eheladii iyo qoyskii uu kabaxayna samir iyo iimaan qurux badan uu EEBE kasiiyo.

Qoyska tacsida dirayo magacooda reer cabdi rude maxamed:

1) Abdi maxamed xasanuur
2) Hooyo. Faadumo iimaan
3) Hooyo. Siraad jamac diiriye
4) Hooyo. Canab cabdisaln xaaji
5) Xasan cabdi maxamed
6) Siciid cabdi maxamed
7) Maxamed cabdi maxamed
8) Ali abdi maxamed
9) Mubarak abdi maxamed
10) Xaliima cabdi maxamed
11) Safiya cabdi maxamed
12) Nimco cabdi maxamed
13) Bisharo cabdi maxamed.

 

Tacsidaan waxaa AOL usoo gudbiyay Cali Cabdi Rude.

 

 

 

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.